|
|
1959 | Tweet |

Mudo dheer kedib oo ay wada socdeen Ritesh?Deshmukh iyo Glenny waxaa daba taagnaa had iyo jeer saxaafada oo maalinba war cusub ka qori jiray, iyagoo mararka qaar sheegi jiray in ay kala hareen halka markii dambana ay cadeeyeen in guurkooda dib loo dhigay laakiin taasi waxa ay noqotay wax kama jiraan.
Ritesh iyo Glenny waxa ay soo bandhigeen jeceylkooda wexeyna ku aamusiyeen warbaahintii beenta kala daba carari jirtay iyadoo uu dhacay guurkoodi kedib waqti dheer oo 8sano ah, waxaana aroosku ka dhacay Hotel ku yaala magaalada Mumbai.
Jilayaashii xaflada nikaaxa Ritesh?Deshmukh kasoo qeyb galay kuwa ugu caansan waxaa kamid ahaa, Karan Johar, Akshay Kumar, Ajay Devgan, Abhishek Bachchan iyo Hooyadii Jaya, Shahid Kapoor, Assen, iyo xidiga weyn ee Sunil Chieti iyo weliba qaar kale oo badan, hambalyo ayaanu leenahay xidigaan Ritesh?Deshmukh.
Jilaa.com
Info@jilaa.com