HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
1837
LL Cool J iyo 2012 Grammys
2012-02-08 22:50:55

 

Maalmo qura oo ka dhiman abaal marinta Grammy Awards ayaa lagu sii dhawaaqay qofka marti galin doona, halkaasoo fanaaniin badan rajeyaan inuu magacooda liiska ka muuqda. Fanaanka iyo Jilaaga heesaha rap-ka loo yaqaan ku caanka ah LL Cool J, ayaa markii 3aad marti galin doona xafaladan sanad laha ah.


Mar uu war baahinta la hadley ayuu dhahey, "Aad ayaan ugu faraxsanahey inaa marti galiyo habeenka music-ga uga wanaagsan" asagoo sii wata hadalkisa ayuu ku daray, "waligey waa ku hami weeynaa inaan inaa xafaladan marti galiyo, waa riyadeydoo rumowday oo kale".

Xafladan oo qeybteedi 54aad dhici doonta Axada soo socota ayuu LL Cool J hogaamin doona fanaaniin caan ah sida, Jason Aldean, Foo Fighters, Bruno Mars iyo Nicki Minaj oo marki ugu horeysay ka dhex muuqan doonta marti galiyaasha Grammy Awards.

Grammy Awards ayaa u sharxan Nicki Minaj, J.Cole ayagoo u tartamaya faniinta cusub oo ugu qatarsan, sidoo kale Adele oo ah fanaan English ah ayaa meelo badan u tartameysa sida, albumka ugu qatarsan iyo heesta iyo fanaanka sanadka.
Chris Bron, Wiz Khalifa iyo R.Kelly aya mid kaste lasoo shir tagi doona album, F.A.M.E, Black And Yellow iyo Love Letter.

Wixi kasoo kordhan dib ayaa idin la soo socodsiin doona, Habeenkasna xafalda oo Live ah halkan ayaa ka daawan doontan.

Jilaa News
Jilaa.com


iso teer - 2012-02-09 05:34:10 qatar iga dhe waxaa rajenaa Nicki Manaj in ey guuleysato aktarka weyna oo marti galinayo ha ii bashalo.
ismaelbolay - 2012-02-09 15:15:53 nicki mijaj in ay ku guulaysato ayaan rajaynayaaaaaaaaaaa come on nicki
ismaelbolay - 2012-02-09 15:16:50 waxaan u rajaynayaaa in ay ku guulaysato nicki mijaj come on nicki
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween