HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2486
Preity Zinta: Waan Jecelahay Qaab Jiliinka Kajol.
2012-02-15 21:22:18


Atariishda Bollywoodka ee Preity Zinta ayaa amaan kala duldhacday atariishda kale ee caanka Kajol, wexeyna ku tilmaantay in ay tahay qof aan la heli kerin nooceeda oo kale, aadna ay uga hesho qaabka ay wax metesho.

Preity ayaa tiri eega qaabka ay wax u jileyso weliba waa qof xaasa oo caruur dhashay hadana markii aan arko qaabka jiliinkeeda wanaagsan aad baan ula dhacaa runtii, waana qof aan si dhaba u jecelahay.

Kajol ayaa ka madida atariishada ugu guulaha badan looguna jecelyahay Bollywoodka waana qof dabeecad ahaan aad u wanaagsan oo aan aqoon isla weeynan iyo kibir, wexeyna ka heshaa in ay qof kasto la shaqeyso heer kasto ha joogto, waxaana Preity Zinta ay sheegtay in Kajol tahay mid kamida jilayaasha ay ugu jeceshahay shirkadaan.


Jilaa.com

Info@jilaa.com

DJ Abdi - 2012-02-16 15:32:49 thats you coz Kajol is Lovely Women thats why they love the other actress
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween