HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
3679
Salman Khan Oo Lagula Taliyay In Uu Guursado Zarin Khan.
2012-02-16 09:49:03


Inbadan oo kamida xidigaha ugu magaca dheer ama ugu guulaha badan Bollywoodka waxa ay leeyihiin guryo iyo qoysas, laakiin waxaa jira mid kamida jilayaashaas waaweyn oo ilaa hada aan guursan, waana Salman Khan oo 46-sano jira.

Salman weli wuxuu baadi goob ugu jiraa xaaskii uu la aqal geli lahaa noloshana laqeybsan lahaa, waxaana dadku u dooreen una tilmaameen in uu ka dhigto qoftaas atariishada muuqalka qurxoon ee Zarin Khan oo si aada ay iskugu dhawyihiin actarkaan.

Dadka ayaa wexey tilmaamaan in Zarin Khan ay tahay gadhada riyada waana midda Salam ku riyoonayo in uu helo laakiin Zarin madiideyso in ay mustaqbal lawadaagto Salman Khan oo kamida xidigaha ugu wanaagsan Bollywoodka xiligaan diyaar ayeeyna u tahay arintaas, laakiin wax weliba waxa ay ku xiranyihiin Salman.


Jilaa.com

Info@jilaa.com

IDMAN - 2012-02-16 13:44:45 doob duqubay iska dheh mesha lee ka kac facaa watixooyiin
bahjo - 2012-02-16 13:55:07 wax waalan IDMAN @watixooyiin
qalanjo - 2012-02-16 16:08:47 idaman saas aa beelo eh waan ku racsanhay kkkkk
daaha - 2012-02-16 17:08:46 adiga miya u so dhameye sxboow salmankhan aniga o gursan ma gursanayo wa xaqiiqa tas ya stylka laga dhumina nag hadi ad hursato stylka wa dhuma abah viva salmankhan
IDMAN - 2012-02-16 17:43:14 Bahjo secml hee ani fiyowyahy een een Qalanjo xasid inas iska faruq garaco rabtaa yaah hadii isgad gaad kusamelahed xataa wax makutaro maxa dheh nuskoo muslin nuskoo hunduu kkkk
kingmooha - 2012-02-16 20:00:30 lol. Salluu xiliga guurso lagu leeyahay bal eeg hada maxay kuutari oday baaba tahay 50 sano ilmaha aad ku dhashaa wadkii dhalaa tahay sxb sallu iskagaar inta goor goortahay tafiir hakaa harto khayrkaa kaa tagee meesha kakac qoftana ku qabo waa qof islaam ah wadidii srk ha raacin adigoo islaam helaya hiduu ama gaalo maxaad ku fali
qalanjo - 2012-02-17 03:37:36 idman seen yeela aniga salman khan waxaan dhahooya oo kaliya waxan ku raacsanhaydoob niada gaad gaadkiisa seen yeela walalo hahahah
mayaa - 2012-02-17 04:08:38 waan ku farxay hadalkan Salman Khann ka soo yeray dagaal dheer kadib asaga iyo SRK wuuna gaaray riyadiisa salman waqtigana waa seef GUURSO!!
umu simran - 2012-02-17 16:00:08 kkkkkkkk slmaan tartan uu ku jiraa guur muu waqti u hayaa lkn weli wuu nuurooya nasiib uu leyahay kxkxkxkx
IDMAN - 2012-02-17 16:46:22 Qalanjo shaash maledahy haye walashey anba mukularabo kaftanlee eheed horta magacey waa saxdi owel dada iyo mada a legali jirtay ani isdhahaa hay Qalajo hashoo il mey kacawirantahy kkkkk
Althaft - 2012-02-18 10:03:05 Ninki barto haben kasto faruuryo kala duwan in u shumiyo i think maku ekanayo hal faruuryo salman khan neh wa nin bashal u bartay oo wuxu noloshisa ka aminay naag in u waynenin belse mida mesha taalo waxay tahay tumasho iyo reer in ad lahato waa kala duwan yihin ninka sallu dhahen india da stardust journal ka so baxo aya maqal hada ka hor ka qoray wuxu dhahay ninka mirayada been u shegtay Aina belse hada wu gawooway oo 50 sano 4 sano ka dhiman he is late
qalanjo - 2012-02-18 13:51:17 idman afsoomaligeed ku hadashaa mise waxad tahay ddaka yurub ku koray afsoomaliga see cml
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween