HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2373
Aamir, Ajay,Salman iyo Shah Rukh Khan Oo Ka Qeyb Gelaya Xaflada Dabaaldega Maalinta Police-ka India.
2012-02-17 12:10:00


Dhamaan waxaa isha lagu hayaa xaflada xuska sanad guurada Pooliska India oo ay kasoo muuqanayaan xidigaha ugu waaweyn India ee Salman Khan, Shah Rukh Khan, Aamir Khan iyo xidiga kale waxaana lagu wadaa in xafladu ka dhacdo madaalada Mumbai.

Xidigahaan reer Khan ayaa dabaal dega iyo xuska Poliska India horay uga qeyb galay sanadihii lasoo dhaafay, wexeya mar kale kasoo muuqan doonaan sanadkaan, iyadoo jilaa kasto uu ku soo bandhigi doona goobta heesaha filimadiisa, waxaa kale oo goobta imaan doona xidigo magacyo leh sida Ajay Devgan oo isna heesihiisa xaflada keeni doona.


Xaflada ayaa gor dhaw dhici doonta waxaana si toosa loogala socon doona idaacadaha iyo telfeshinada, dhinaca kale waxaa dhanka ciyaaraha kasoo muuqan doona , Madhuri Dixit, Anushka Sharma, Shahid Kapoor, Arora Khan, iyo kuwo kale.


Jilaa.com

Info@hotmail.com

maanka - 2012-02-17 12:33:37 kkkkkkkkk
maanka - 2012-02-17 12:36:45 kkk ar aduunkane intii aad joogtid wax lee arkee kaaly jilaa.com wax oo noo sheego miyuu waayay hee inda ma 3 lee ka joogto war waxan wax jito mahan ee isku xishooda cml / aniga halkaan waxaan ka salaamaa IDMAN / o ah qof ku tixaan weebka
cabdinasir yare - 2012-02-18 07:44:51 kkkkkkkkkkkkk jilaa cadi maha
cabdinasir yare - 2012-02-18 07:47:43 kkkkkkkkkk IDMAN iiga leexo maanka sxb
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween