HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2922
Aishwarya iyo Kareena Teebaa Ku Nuureysa Jaakadda Cad?
2012-02-18 12:09:22


Maanta waxaa isku dhegan ama is heysta labada atariisho ee Bollywood ee Kareena Kapoor iyo Aishwarya Rai, waxaana laga doonayaa in ay kala saaraan una kala garqaadaan aqrista yaasha sharafta mudan ee ku xiran webka Jilaa.com.

Adigoon magaca iyo guulaha ladaan jilaa kala wataan aan eegeyn teebaa ku qurxoon amaba ku nuureysa labiskaan ay hadda wataan Kareena iyo Aishwarya gaarahaan Jaakadaha cad cad?.

Bebo iyo Aisha waa labo gabdhood oo aad looga jecelyahay Bollywoodka muuqaal ahaan iyo jilaanimo intaba basle maanta waxaa leysku hayaa labiskaan cidda ku wanaagsan labadooda, adinka lee waaye .


Jilaa.com

Info@jilaa.com

mustafa - 2012-02-18 13:06:51 waxaa kuleh jaakadaha Aishwarya lkiin hadii aan kahadli jeeniska waxaa kuleh kareena kapoor lkiin jaakadaha waxaa aad ugu qurxoon Aishwarya aadbeey ugu nooneey jakada sidaas weeye waxa runta ah
samsam - 2012-02-18 13:59:49 waxa jaakadaha ku nurayso aishwarya rai ayay ku qurxoon aad iyo aad ayay ogu qurxoontahaya aisha
nagma - 2012-02-18 15:09:43 aisha ayaa u codee yay
Munisa - 2012-02-18 15:15:41 Aniga waxaa ila xurxan kariina kapoor quruxda aduun qaaday oo ila qurxan waxaana igu daran aishwarya oo daaftay 40 sano iyo see uqurxantahay nasab laboo doodi wexee yihiin asal labo oo qurxan waaye aba baba laakin kariina kapoor aa ila qurxan
maryan - 2012-02-18 15:19:09 Aniga waxaa ila qurxan aishwarya aba baba wee kacsantahay
IDMAN - 2012-02-18 15:22:50 ILLAAH amarkiis jaakat makenteen aisha kunuroso Qalanjo mey af somali caadi lee
bahjo - 2012-02-18 22:52:08 Jilaa reer magaal waaye, websites caalamka saan oo kale wax usoo qoraan, even underwear ee soo galiya. caadi maahan.
British - 2012-02-19 03:02:18 Kareena Kapoor ayaa ku nuureysa labiskaan
guulleed - 2012-02-19 03:15:56 aniga waxaan leeyahay aisha ayaa ku leh jaketka cad, kareena daadka ayaa qaaday,
cabdinasir yare - 2012-02-19 04:40:53 waxa ku nuureysa kareene xage stylka iyo jakadaba caadi maaha ka reena
lulet - 2012-02-19 05:37:39 Kareena Kapoor ayaa ku nuureysa labiskaan
qalanjo - 2012-02-19 06:51:31 kkkkkkkkkk ok aisha ku nuure
karishma kapoor - 2012-02-19 07:49:49 Kareena Kapoor ayaa ku nuureysa labiskaan
rihaana - 2012-02-19 08:50:45 bebo a kuleh!!
umu simraan - 2012-02-19 12:33:26 beebo aa ku nuureeso
nasir muriidi - 2012-02-19 12:38:33 been ilaah xaaraan tameeyay kareena ayaa ku qurxoon jaakada sawirka ii muuqdo kareena ayaan u codeeyay
mono - 2012-02-19 12:52:25 woooow waxaa ku leh aishwary
cadnaan sami - 2012-02-19 14:31:13 kariina ayaa ku leh caadi ma ahan bebo
mayma - 2012-02-19 15:15:43 kariina ku heysata
yarka - 2012-02-19 17:06:56 labadoda ana cuno ma jirtooooooooo
wadno - 2012-02-20 02:30:24 maxaa iskagalay aishawaria ayaa ku quruxbadan oo ka nuun badan hana isku soo qabanina dadka ka sheqeeya \jilaa ,comwaanad mahad santihiin
munii - 2012-02-23 15:51:37 kareeeeenaa aa kuqorxan jaakada cadka eh
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween