|
|
2515 | Tweet |

Warar aan la hubin oo soo baxaya ayaa sheegay in atariishada caanka ah ee Aishwarya Rai lagu arkay nawaaxiga magaalada Mumba iyada iyo Aditya Chopra, waxaana labadooda dhax maray sida la sheegay kulan aan caadi eheyn.
Si kastaba hanoqotee waxaa la tilmaamay in Aishwarya ay saxiixday oo qalinka ay ku duugtay in filim Jeceyla la metesho jilaaga caanka ah ee Aamir Khan oo isagu dhankiisa ogaalsho laga helay.
"Laakiin warar ku dhaw dhaw atariishadaan Aishwarya Rai ayaa sheegay in warkaas aan waxba ka jirin Aishwarya Rai-na aysan saxiixin wax filim ah ilaa hadda, ayna ku faraxsantahay in ay lasii joogto waqti badanna siiso gabadheeda yar, iyoo dhinaca kale ay jiraan isku soo dhawaasho weyn oo ka dhaxeysa labadaan jilaa ee Aisha iyo Aamir.
Jilaa.com
Info@jilaa.com