HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2457
Came On Bayb Kiss Me Muuqaal Cusub Birimo iyo Hanad Daawo.
2012-02-19 20:01:49


Fanaanda caanka ee Fartuun Ahmed Sahal iyo fanaanka da'da yar ee Feysal Hanad ayaa soo qaaday hees qaab  casriyeysan loo sameeyay erayadeeda sida ka muuqata, wexeyna ka dhax qaadeen heesta goob dhalinyaro iskugu timi oo si wanaagsan loogu baashaalayay.


Fartuun oo waayahaanba ku sugneed magaalada Nairobi ee cariga Kenya ayaa waxa ay soo saartay muuqalo fara badan sanadkaan cusub gudihiisa, kuwaas oo ka koobnaa heeso cusub iyo kuwa hore intaba, waxaana fanaanadu u muuqataa mid hadda soo laba kacleysay marka aad fiirsiso sida ay ugu caaboontahay fanka iyo heesaha.


Birimo ayaa ku baashaalisay heestaan cusub oo ay wada qaadayaan Hanad dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku sugan Nairobi,waxaana heesta loo sameeyay qaab casri ah  oo dhalinta maanta jirta ay si wanaagsan u fahmi karaan.

 

Erayada la is dhaa dhaafsanayo heesya ayaa u dhacaya sida tan: Birimo Hadaan Kaafiyow ku eegaba dareenbaa igu kordhaayee Came on Bayb Kiss Me, karaambaan kuu hayaayoo nolosha kowbaad katahay came on Bayb kiss me, Hanad markaan kiiney ku waayo kurbaa igu soo siyaadee Came On Bayb Love you, hablaha koonkeyna jooga adaan kaa eeganaayee come on bayb love you.

 

Halkaan K Daawo Heesta Bayb Kiss Me.


Jilaa.com

Info@jilaa.com

kingmooha - 2012-02-20 01:25:08 wooooooooooooooow Queen Fartun Birimo iinoolow waligaaba taageerahaaga 1aad ayaan ahay wax fanka somaliyeed ka runsheegay adiga weeyaan cid ku gaarayso majiraan dhilanyarada somaaliyeed oo dhan ayaa ku tageera adaana ka keensaday halkaa ka siiwad Hambalyo Hambalyo Hambalyo ayaan ku leeyahay
luley - 2012-02-20 08:20:27 waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw nice
maanka - 2012-02-20 08:56:41 ardaya aduunkaan nabee hoow wax baa ka dhacay afkii hooyo ee soomaaliga ayaa wax lagu waayay ayaa waxaa lagu heesaan wax aane la aqaanin ar aduunkaan daya wax kalane waan sugaa intii aan aduunyo joog
IDMAN - 2012-02-20 09:46:31 came beby kiss me came beby love u intaas waafahmiyee waxkale maba lagafahmooyo halahoo ciyaalana wayacooyaan ma iska fadhiistaanoo
naasir muriidi - 2012-02-20 10:13:33 duqdaan ilkaha dhacsatay eega waraa cunuga waa dhali akrtaa kiss me beel kkkkkkkkkkkkkk
samsam - 2012-02-21 15:59:18 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk loooooooooooooooool ?
sumeyo - 2012-02-23 03:12:16 wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww intey heeso naagtan qaadey heestan ugu fiican heesaheeda ma dhageysan jirin laakiin tan wey roon tahay
basbaso - 2012-03-28 05:30:36 kkkkkkkkkk.......islaantaan cuslaataay ee kilkisha kaa baraartay waaba funny ,, ismaaba qaad qadi karto ,, mida kale cilaaya suuq aa meesha kaa heesooya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ,, adun yoo goodon waaye heesey xaal qaado
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween