HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
1934
Dareen iyo Biif Oo Soo Saaray Muuqaalka Laxaw Daawo.
2012-02-22 11:22:00

 

Xidigaha Fanka Soomaliyeed ee kala ah Nimco Dareen iyo Axmed Biif ayaa soo saaray muuqaalka Heesta Laxaw oo maqalkeedu soo baxay bilowgii sanadkaan, waxaana heesta maqalkeeda iyo muuqaalkeeda intaba lagu soo sameeyay wadanka isu taga Imaaradka Carabta ee Dubai oo Nimco Dareen booqasho ku tagtay kana tuntay dhalashadii sanadkaan 2012.


Heesta oo ah mid talantaaliya waxaa  fanaaniintu  si wanagsan isku dhaa dhaafsanayaan erayo macaan oo jeceyl ku dheehanyahay, maqalnka heestaan ayaa horay uga baxday webkaan Jilaa.com iyadoo mar kale aanu idiin soo gudbineyno muuqaalka heestaan oo aan rajeynaayo inaad ku qanci doontaan maadaama ay jilayaan laba fanaan oo magac wanaagsan ku leh fanka Soomaalida xiligaan kuwaas oo kala ah Axmed Biif iyo Nimco Dareen Boqorada Dhaantada.

 

Daawasho wanaagsan Heesta Laxow iyo Muuqaalka Cusub ee Dareen iyo Biif.



Jilaa.com

Info@jilaa.com

British - 2012-02-22 12:33:38 Allah macaanaa Heesta tani waa heesta ugu macaan ee sanadkan
tubeec - 2012-02-22 17:46:53 heestaan marax waaye laxanka saaran maba jiro heesta waxaa la dareemi karaa markay laxan fiican saaranyahay waa hees lagu qasaaray aniga fikirkayga
sumeyo - 2012-02-23 03:07:25 nimco heesaha ey qaadeyso hadey jirir xataan ayadaa nuurineyso waayo waa iftiin fadlan jilaa fanaaninta dayarta heesahooda soo saar islaamaha naga daa intaan nimco jaamac iyo maryan mursal ka ahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk bashaal lee waaye sxb idman waa ku salaamay
cabdi royal - 2012-02-23 03:55:09 waaaaaaaaaaaaaaw yaaaaaaaaaaaah ka abx dheh hoo bariiska abaaaaaa dareeeeeen ahaa iyo sbxkey ahmed biif hehehhe warbaa ka dhacay yaqee sas lafade abaaaaa
IDMAN - 2012-02-23 05:31:43 nimco wajirtaa lkninesta heestaan madhureso hada kahorne jilaa maqal ahaan anusodeyen wlh madhureso Sumeyo sxb sare slnta wakaqaadiyee
wase - 2012-02-23 06:16:44
kingmooha - 2012-02-23 06:35:11 Ku: jilaa.com: fadlan ninkan wata magaca wase kamasaxa aflagaadada uu meesha kusoo qoray ee uu ku aflagaadeenayo fanaaniinta somaaliyeed ee sharafta leh waa inaad ciyaal suuqiinta noocaas ah aad ka ilaalisaan webk sababtoo ah dad sharaf leh ayaa ku taxan webka ninkan wase magaca uusoo qortay ayaaba laga garan inuu yahay nin maskaxda kajiran marka nin loo jawaabi karo maaha in la tuuro mooye mahadsanidiin jilaa.com dadkana waxaan ka codsan inaysan u jawaabin noocaas oo kale
samsam - 2012-02-23 10:20:24 nimco dareen iyo ahmed biif woooooooooooooooooooooow caadi ma aha wan ka halay heestan e gul wanagsan ayan ku rajaynaya nimco dareen $ ahmed biif gulwanagsan ilove song
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween