|
|
1489 | Tweet |
Fanaanda codka halaasigaa leh ee Sahra Ileys ayaa soo qaaday hees dhaanto ah oo muqaal wanaagsan leh, wexeyna fanaanadu si cajiiba ugu raaxeysatay heestaan oo lagu magacaabo "Sida Ayrada Geela", waxaana erayada heesta sameeyay Abwaan Xasan Gabey halka uu laxana ku laray Ahmed Goox.
Heesta oo eyarayeedu aad u macaanyihiin waxaa kamida" Aduunka intaan ku noolahay waxaanan iloobin waa adiga inanyahow istareex ku nooloow, Geeluba hadii aarankiisa iyo ilmihii yar yar ayda kala galaan waa ugaamayaa, sida eyrada geeloo ilmihii laga raboo eridhaban loo gexeeyaan hadba kuu ololaayoon kuu ilmeynahayaa.
Sahra Ilyes oo ka mida fanaaniinta codkaada sida aadka ah loo jecelyahay ayaa si wanaagsan uga baxsatay heestaas dhaantada ah ee lugu magacaabo "Sida Ayrada Geela".
Halkaan Ka Daawo Muulka Sahra Ileys iyo Heesta Sida Ayrada Geela.
Jilaa.com
Info@jilaa.com