
Sahra Ileys Oo Dhaanto Soo Qaaday Daawo.
2012-02-22 12:03:50
Fanaanda codka halaasigaa leh ee Sahra Ileys ayaa soo qaaday hees dhaanto ah oo muqaal wanaagsan leh, wexeyna fanaanadu si cajiiba ugu raaxeysatay heestaan oo lagu magacaabo \"Sida Ayrada Geela\", waxaana erayada heesta sameeyay Abwaan Xasan Gabey halka uu laxana ku laray Ahmed Goox.Heesta oo....
Dareen iyo Biif Oo Soo Saaray Muuqaalka Laxaw Daawo.
2012-02-22 11:22:00
Xidigaha Fanka Soomaliyeed ee kala ah Nimco Dareen iyo Axmed Biif ayaa soo saaray muuqaalka Heesta Laxaw oo maqalkeedu soo baxay bilowgii sanadkaan, waxaana heesta maqalkeeda iyo muuqaalkeeda intaba lagu soo sameeyay wadanka isu taga Imaaradka Carabta ee Dubai oo Nimco Dareen booqasho ku....
Shahid Kapoor Oo Cadeeyay Diinta Uu Aaminsanyahay.
2012-02-21 20:07:49
Jilaaga caanka ah ee Bollywoodka Shahid Kapoor ayaa wareysi dheer bixiyay kaasoo ku saabsan Diinta uu heyso iyo sida uu ugu dhaqmo, isagoo si faah faahsan uga hadlay arimihaas oo dhan.{loadposition user4}
Labada waalid ee xidigaan iska dhalay waxaa lagu kala magacaabaa Pankaj Kapoor iyo....
Akshay Kumar iyo Xaaskiisa Twinkle Khan Makala Tageen?.
2012-02-20 19:32:32
Wax lala yaabo ayay noqotay kadib markii la faafiyay in Akshay Kumar iyo xaskiisa Twinkle Khan ay kala tageen, ilo ku dhaw dhaw labadaan lamaane ayaa laga soo xigtay in xaaladoodu degantahay wax dhibana aysan ka dhax jirin.{loadposition user4}
Twinkle iyo Akshay ayaa is guursaday sanadkii....
Fanaankii Weynaa Ee Sudan Mohamed Wardi Oo Geeriyooday.
2012-02-20 10:59:51
Mid kamida Cusbitaalada Malaada Khartoum ayuu ku geeriyooday habeen hore Fanaanka koobaad ee Sudan Mohamed Osman Wardi oo da\'diisu eheed 80-jir, waxaana muddo dheer haayay fanaanka xanuun.
Wardi ayaa kamid ahaa fanaaninta ugu waa waweyn Sudan ee taariikhda soo martay, wuxuuna shacbiyad aan la....
Came On Bayb Kiss Me Muuqaal Cusub Birimo iyo Hanad Daawo.
2012-02-19 20:01:49
Fanaanda caanka ee Fartuun Ahmed Sahal iyo fanaanka da\'da yar ee Feysal Hanad ayaa soo qaaday hees qaab casriyeysan loo sameeyay erayadeeda sida ka muuqata, wexeyna ka dhax qaadeen heesta goob dhalinyaro iskugu timi oo si wanaagsan loogu baashaalayay.{loadposition user4}
Fartuun oo....
Aishwarya Rai Mala Shaqeyn Doontaa Aamir Khan?
2012-02-19 19:18:15
Warar aan la hubin oo soo baxaya ayaa sheegay in atariishada caanka ah ee Aishwarya Rai lagu arkay nawaaxiga magaalada Mumba iyada iyo Aditya Chopra, waxaana labadooda dhax maray sida la sheegay kulan aan caadi eheyn.{loadposition user4}
Si kastaba hanoqotee waxaa la tilmaamay in Aishwarya....
Hrithik Roshan Jilaaga Loogu Jecelyahay Bollywoodka.
2012-02-18 19:12:00
Jilaagaan ayaa ku guuleystay abaalmarinta xidiga ugu soo jiidashadan Asia sanadkii hore ee 2011, wuxuuna mar kale is keenay banaanka isagoo noqday jilaaga taageerayaashu ugu jecelyihiin aadna u qadariyaan, wuxuuna sidaas ku qaatay abaalmarinta xidiga loogu jecelyahay.{loadposition....
Aishwarya iyo Kareena Teebaa Ku Nuureysa Jaakadda Cad?
2012-02-18 12:09:22
Maanta waxaa isku dhegan ama is heysta labada atariisho ee Bollywood ee Kareena Kapoor iyo Aishwarya Rai, waxaana laga doonayaa in ay kala saaraan una kala garqaadaan aqrista yaasha sharafta mudan ee ku xiran webka Jilaa.com.{loadposition user4}Adigoon magaca iyo guulaha ladaan jilaa kala wataan....
Al Fanaan Maxamed Deeq Oo Fanka Dib Ugu Soo Laabtay Daawo.
2012-02-17 18:34:49
Fanaanka Da,da yar ee Maxamed Deeq ayaa Fanka dib ugu soo labtay kadib markii in mudda ah fanka uu ka maqnaa,isaga oo iminka la soo laabtay dardar Faneed oo aad u saraysa,waxuuna durba hees Muuqaal ah oo lagu magacaabo \"RIYO\" la soo qaday Fanaanada wayahaan danbe laga daba dhacay ee Laki....
Salman Khan Oo Lagula Taliyay In Uu Guursado Zarin Khan.
2012-02-16 09:49:03
Inbadan oo kamida xidigaha ugu magaca dheer ama ugu guulaha badan Bollywoodka waxa ay leeyihiin guryo iyo qoysas, laakiin waxaa jira mid kamida jilayaashaas waaweyn oo ilaa hada aan guursan, waana Salman Khan oo 46-sano jira.{loadposition user4}
Salman weli wuxuu baadi goob ugu jiraa xaaskii uu la....
Preity Zinta: Waan Jecelahay Qaab Jiliinka Kajol.
2012-02-15 21:22:18
Atariishda Bollywoodka ee Preity Zinta ayaa amaan kala duldhacday atariishda kale ee caanka Kajol, wexeyna ku tilmaantay in ay tahay qof aan la heli kerin nooceeda oo kale, aadna ay uga hesho qaabka ay wax metesho.{loadposition user4}
Preity ayaa tiri eega qaabka ay wax u jileyso weliba waa qof....
John Abraham: Akshay Kumar Waa Macalinkeyga.
2012-02-15 11:04:23
Jilaagaan Bollywood ee Johan Abraham ayaa guul wanaagsan ka gaaray filimadii ugu dambeeyay ee uu soo saaro, sida \"Desi Boyz\", iyo Force\", wuxuuna hada jilaagu isku diyaarinayaa filimkiisa cusub ee \"Housefull 2\", wxuuna Johan aaminsanyahay in Akshay Kumar uu yahay macalinkiisa isagoo yiri....