|
|



Roma Oo Lagu Soo Bandhigay Qeybtii Ugu Horeysay Ee Filimka To Rome with Love
2012-04-14 19:33:01
Magaala madaxda Dalka Talyaaniga ee Roma ayaa lagu qabtay bandhiga koobaad ee filimka \"To Rome with Love, waxaana goobta soo xaadiray soo saaraha filimkaan Woody Allen iyo xidigo kale.
Waxaa kale oo kasoo qeybgalay bandhigaan xidigta caanka ah reer Spain Penélope Cruz iyo xidigaha kala....
Shah Rukh Khan Oo Lagu Xiray Airport U Dhaw New York.
2012-04-13 21:17:21
Nin ku hadlay afka Wazaaradda arimaha didaba India ayaa sheegay maanta oo Jimco ah iney ashtako u gudbinayaan dalka Mareykanka, taas oo ku saabsan xarigii loo geystay xidiga weyn ee Bollywoodka Shah Rukh Khan, wexeyna dacwadu ku socotaa masuuliyiinta safarka ee Airport New York.{loadposition....
Kareena Kapoor: Waxaan Dadka Ka Codsanayaa Iney Iska Daayaan Ka Hadalka Guurkeyga.
2012-04-13 08:04:09
Taageera yaasha Kareena Kapoor iyo weliba qosykeeda waxa ay sugi la\'yihiin guurka Kareena, laakiin atariishadu waxa ay dooneysaa inaan laga hadlin arimaha guurkeeda, iyadoo codsatay in laga istaago ka hadalka arimeheeda gaarka ah, maxaa yeelay waxa ay dooneysaa Kareena iney xooga saarto....
Salman Khan Oo Ka Soo Muuqa Doona Filimka Preity Zinta Ee Ishq In Paris.
2012-04-11 09:39:32
Salman Khan waa shaqsi saaxibo fara badan ku leh Bollywoodka, wuxuuna caan ku yahay xidigaan hadii qof kamida asxaabtiisa ay wax ka dalbato xitaa hadii uu mashquul yahay wuxuu isku dayaa inuu howshiisa ka tago ee qofta kale uu qanciyo.{loadposition user4}
Preity Zinta oo ah....
John Abraham Oo Helay Saaxiib Cusub.
2012-04-11 06:20:08
Kadib markii uu dowr wanaagsan ka cayaaray jilaagaan caanka ah ee John Abraham filimada ( Desi Boyz) iyo (Housefull 2) oo ay wada jileen Akshay Kumar, waxa uu filimka (Dostana) la sameeyay actarka kale ee Abheshik Bachchan.{loadposition user4}
Xidigaan muuqaalka qurxoon ayaa....
Kareena Kapoor Oo Ka Xadreysay Xaflada ILP Daawo.
2012-04-10 10:39:29
Atariishda caanka ah ee Kareena Kapoor ayaa si wanaagsan uga cayaartay xafladad Dance ILP 2012 opening Night, waxaana dad weynihii gooobta yimid ay si wanaagsan uga heleen qaabka quruxda badan ay u labisatay Kareena iyo weliba si ay ugu raaxeysatay cayaarta.{loadposition user4}
Halkaan ka....
Aishwarya Rai Oo Ku Riyooneysa In Mar Kale Ay Hooyo Noqoto.
2012-04-10 07:58:59
Mid kamida saaxiibada ku dhadhaw Aishwarya Rai oo la kulmay atariishada ayaa sheegay in Aisha ay u muuqato mid xiiso u qabta in mar kale ay hooya noqoto, canug labaadna ay dhasho.{loadposition user4}
Waxaa lagu tilmaamay warka kasoo yeeray saaxibka Aishwarya in uu yahay mid kedis ah, ....
Karishma Kapoor Oo Dalab Furiina U Gudbisay Maxkamada.
2012-04-10 07:39:05
Atariishadaan caanka ah ee Karishma Kapoor sidii ay u guursatay maal qabeenkaan lagu magacaabo Sanjay Kapoor waxa ay ka tagtay Bollywoodka, si ay u ilaaliso dhismaha qoyskeeda, laakiin waxaa maalinba tan ka dambeysa isa soo tarayay qilaafka u dhexeeya eyada iyo saygeeda mr Sanjay.{loadposition....
Farhan Akhtay iyo Deepika Padukone Oo Xiriir Uguba Bilaabay.
2012-04-09 09:20:51
Wararkii ugu dambeeyay waxa ay sheegayaan in gabadha muuqaalka qurxoon ee Deepika Padukone iyo soo saaraha da\'da yar ahna jilaaga Farhan Akhtay uu xiriir cusub ka dhax bilowday, waxaana la arkayay Deepika oo joogta xafiiska jilaagaan.{loadposition user4}
Labdaan jilaa ayaa iskala....
Amr Diab Oo Ka Hadlay Faa'iidada Shaaha Cagaaran U Leeyahay Gym-ka.
2012-04-09 06:04:09
Waxa uu u sheegay fanaanka weyn ee reer Masar Amr Diab taageera yaashiisa inuu soo laabtay kadib muddo gaaban uu maqnaa ka gadaal markii hooyadii geeriyootay bil kahor, waxaana fanaanku uga mahad celiyay jamaahiirtiisa sida wanaagsan ay u garab istaageen.{loadposition user4}
Waxa uu....
Muuqaalka Jennifer Lopez Ee Dance Again Oo Labo Maalin Ay Daawadeen 2.5m Ruux.
2012-04-08 07:57:35
Xidigta weyn ee Jennifer Lopez ee caanka ku ah qoob kacayarka ayaa iska aamusiday warbaahinta, wexeyna soo saartay Lopez Clip cusub oo lagu magacaabo \"Dance Again\" wexeyna soo muuqatay fanaanadaan eyadoo si wanaagsan u heyseysa una cayaareysa, kadibna tiri waxaan rabaa dheel iyo....
Katrina Kain Oo La Sheegay Iney Ka Dambeyso Qilaafka Ranbir iyo Deepika.
2012-04-08 07:23:42
Wararkii ugu dambeeyay ee soo baxa waxa ay sheegayaah in Ranbir Kapoor iyo deepika padukone ay dib u soo celiyeen xirirkii ka dhexeeyay, wexeyna labadaan ruux horay iskugu qilaafeen kala aragti duwanaan keentay iney kala haraan, eyadoo sababta ugu weyn ay eheed deepika padukone oo ku andacootay in....
King Mohamed Mounir Oo Sheegay In Hees La'aan Uusan Noolaa Karin.
2012-04-07 08:38:51
Waxaa uu u is taagay fanaanka caanka ah ee Masar mohamed mounir sidii looga hortigi lahaa jahliga heysta dadka Masar ee ku nool meelaya tuulooyinka ah, wuxuuna fanaanku ka qeyb qaatay furitaanka mid kamida shirikadaha Telphonka oo dagaal weyn kula jirta jahliga, waxaana goobta soo buuxiyay wax ka....
Shahid Kapoor: Waxaan Rumeysanahay Jeceyl.
2012-04-07 08:02:52
Xidigaan caanka ah ee Shahid Kapoor oo kamida xidigaha ugu muuqaalka qurxoon Bollywoodka ayaa sheegay in ay aad u adagtay in jaceyl sax ah lahelo marka aad fiiriso xaalada lagu jiro waqtigaan, waxaana jilaagu uu jaceyl lasoo sameeyay qaar kamida atariishada Bollywoodka, sida Kareena Kapoor oo ay....
