|
|



Larry King Live oo soo afjaray barnaamijkiisi 25 sano kadib
2010-07-04 07:04:54
Wariyaha caanka ah ee CNN Larry King ayaa ku dhawaaqay inuu soo afjaray show-giisa Larry King Live isla markaana uu ka fariistay Shaqadiisa maadaama uu sheegtay inuu noqday howlgab kadib 25 sano uuka hadlayay barnaamijkaasi.
Larry King ayaa galay taariikhada adduunka buugga lagu qoro....
Rani Mukerji: Xaas ma ihi waxna nagama dhaxeeyaan Aditya Chopra.
2010-07-04 04:51:32
Xidigadda Bollywood ee Rani Mukerji oo Sanadahaan dambe ay saxaafada India galisay wel wel iyo cabsi kadib markii ay tooshka ka daba qaadatay warfaafinta iyadoo Rani laga qoryaya warar xan ah ama kutiri kuteen oo sheegayay inay si hoose u guursatay nin, kaas oo lagu magacaabo Aditya....
Imran Khan iyo Sonam Kapoor: Lamaanaha xiga Shahrukhan iyo Kajol.
2010-07-03 04:26:43
Sharukhan iyo kajol ayaa lagu yaqiinay lamaanaha dhanka jilitaanka ugu wanaagsanaa Jaceylka waxaana haatan soo baxay laba jilaa oo da' yar ay ka muuqato inay taariikh weyn ku yeelan doonaan Bollywoodka iyo caalamkaba oo la oran karo lamaanaha isla jila wax ee xiga kuwan kor kusoo....
Karan Johar: waxaan jeclahay Kajol iyo Kareena inay matalaan filimada aan qoro.
2010-07-01 04:58:08
Soo saaraha caanka ah ee Bollywood Karan Johar ayaa sheegay inuu aad ugu helo Jilyaasha Kajol iyo Kareena Kapoor inay u matalaan Aflaamtiisa ama kuwa uu qoro ayna yahiin gabadhaha hiwaayad ahaan uu jecelyahay jilitaankooda isagoo dhawaan u dhiibay filinkiisa dhawaan soo baxi doona ee laga....
Filimka Cabsida Twilight Saga Eclipse oo soo baxay
2010-06-29 04:52:36
Filinka cabsida Dhiigmiiratada ee Mareykanka ah oo lagu magacaabo Twilight Saga Eclipse kaasoo dhawaanahaan la wada sugayay ayaa maalinta berri ah laga daawanayaa caalamka oo idil iyadoo tigidhada inta badan lasii iibiyay waxaana la wada sugayaa in lagu arko Shineemooyinka.
Sheeka....
Desi Boys oo ay jili doonaan Amitabh Bachchan, Akshay Kumar, Sunil Shetty iyo John Abraham
2010-06-27 20:33:03
Filim la magac baxay Desi Boyz oo uu soo saare ka yahay Jilaayga Sanjay Dut ayaa waxaa wada jili doono xidigaha bollywood ee looga danbeyo actionka ama dagaalka ee kala ah Amitabh Bachchan, Akshay Kumar, Sunil Shetty iyo John Abraham.
Filimkan ayaa wax la dhowrayaa in la soos saro....
Saif Ali Khan oo isku caateeyay filinka Agent Vinod
2010-06-27 02:11:02
Jilaaga Bollywood ka Saif Ali Khan ayaa sheegay inuu iska jaray culees gaaraya ilaa 9 kiilo, muddo 3 bilood ah waxuuna isku sameeyay dhisme murqeed jirka ah.
{loadposition user4}
Saif ayaa isku diyaarinayo inuu matalo filin Dagaal ah kaas uuku matalayo Jaasuus agent ah waxaana loogu....
Amitabh Bachchan: Waxaan Jeclahay inaan Filin la keeno Aamir Khan
2010-06-26 03:46:09
Jilaaga weyn ee Bollywood-ka Amitabh Bachchan oo ay Soomaalida u yaqaanan Cali Dheere oo u waramayay saxaafada ayaa sheegay inuu aad u jecelyahay inuu filimo la keeno Jilaaga Aamir Khan uu ugu yeeray inuu yahay nin qaab jilitaankiisa uu aad u jecelyahay uuna aaminsanyahay inuu noqon kara....
Aishwarya Rai oo diidey in ay dhunkato Brad Pitt
2010-06-24 00:25:25
Aishwarya Rai oo ah Boqorada Quruxda ee Bollywood horeyna usoo noqotay haweeneyda dunida ugu quruxda badan ama Miss World, ayaa waxey sheegtay inay ka biyo diiday dhowr jeer jilitaanka filimaan caan ah oo ay Hollywood-ka Mareykanka usoo bandhigeen kuwaasoo ay ku diiday sababo anshaxa ah....
John Abraham iyo Deepika oo wada keenayo Filim Jaceyl ah.
2010-06-23 02:37:51
Jilayaasha Bollywood ee kala ah John Abraham iyo Deepika Pudakone ayaa wada keenaya dhawaan Filin Jaceyl ah oo loogu magacdaray Milaga, kaasoo ah mid dib loo sameynaayo Hindi ahaan maadaama uu asalkiisa ahaa Tamil.
{loadposition user4}
Deepika oo maalmahan ka mid ah atriishooyinka calanka u....
Taariikhda Jilaa ee Sunil Shetty
2010-06-22 00:20:44
Jilaaga u dhashay dalkaasi India ee Sunil Shetty oo ay Soomaalida u yaqaanaan Balwaan ama Duo Pistolo waxuu ka mid yahay Aktarada hogaamiyo aflaamta Bollywood asigoo ka mid ah jilayaasha tirada yar ee matali karo dagaal, qosol, iyo Jaceyl.
Sunil Shetty waxuu ku dhashay Mulki oo u dhaw....
Filimka F.A.L.T.U oo kulmiyay 30 Jilaa
2010-06-20 02:35:13
Filimka laga magac baxay Faltu ayaa waxa uu noqon donaa mid ay ku kulmaan in ka badan 30 jilaa oo ka mid ah Bollywoodka.{loadposition user4}
Filimkan ayaa duubistiisa la bilaawi donaa todobaadyada soo socda waxaana jilaaga koowaad ka ah xiddiga Bollywoodka ee Akshay kumar iyadoo filimka uu ka....
Shahrukh Khan iyo xaaskiisa Gauri Khan oo la daawaday Raavan lamaanaha Bachchan
2010-06-18 00:57:31
Jilaaga Shahrukh Khan iyo Xaaskiisa Gauri Khan ayaa aad usoo jiitay indhaha Saxaafadda qaasatan kuwii ku sugnaa Bandhig filinkii lagu daawanayay Raavan oo ah Filim ay wada mataleen Abhishek Bachchan iyo Xaaskiisa Aishwarya Rai, waxaana dadkii taageerayasha iyo saxaafadaba indhaha ay ku hayeen....
Shakira oo damacsan inay ku biirto Bollywood
2010-06-16 22:13:48
Fanaanada reer Columbia ee asalkeedu yahay Lubnaan ayaa waxey shaacisay inay daneyneyso inay wax ka matasho ama ku luqeeyso heeso qeyb ka noqon doona Shirkada filimada Hindiga ah ee Bollwyood; iyadoo fananaada sidoo kale xustay inay aad u jeceshahay Qaabka iyo ciyaarta lagu soo bandhigo....
Daawo Heesta Mujhse Shaadi Karogi oo Afsomali ah
2010-06-15 16:24:38
Filinkaan Mujhse Shaadi Karogi oo ay wada jileen Salman Khan, Akhay Kumar iyo waliba Priyanka Chopra waxaana afsomali ka dhigay heestani oo ka mid ah filinka Abdi-Aziz Ibrahim daawasho wacan iyadoo HD ah.
Heesta filinkii Mujhse Shaadi Karogi {Will you marry me} oo afsomali ah halkan ka....
