|
|



Aishwarya iyo Abhishek Oo Ugu Dambeyn Ku Dhawaaqay Magaca Gabadhooda.
2012-03-14 09:21:05
Wixii ka dambeeyay tan iyo markii la shaaciyay in Aishwarya Rai Uur leedahay, waxaa dadka badanaa ay ku fikirayeen waxa canugu noqon doono iyo magaca loo bixinaayo, iyadoo Aishwarya dhashay gabar 16-kii November 2011, wixii xiligaas ka dambeeyana waxaa canaanwiin looga dhigaayay bogaga hore....
Ajay Devgan iyo Arjun Paju Oo Raashin Sumaysan Cunay.
2012-03-13 19:58:52
Xidigahaan kala ah Ajay Devgan iyo Arjun Paju ayaa la xanuunsanaya rashin sumeysan oo ay cuneen, kedib markii ay fasax galeen isbuucaan gudihiisa, waxaana labada atoore ay cuneen raashin diyaarsan kadibna wey ku jiradeen.{loadposition user4}
Xaalada labdaan jilaa ee Ajay iyo Artun....
Madhuri Dixit Oo Taalo Looga Taagay Matxafka Madame Tussauds.
2012-03-12 11:26:47
Xidigta Bollywoodka ee Madhuri Dixit ayaa ka sheekeysay shumaca ama Taalada looga taagay Matxafka Madame Tussauds, Madhuri ayaa ah qofkii lixaad ee looga taago Shumac Matxafkaan, waxaana ka horeeyay xidigaha kala ah, Amitabh Bachchan, Shah Rukh Khan, Salman Khan, Aishwarya Rai, iyo Kareena....
Aamir Khan Oo Ka Fogaaday Qalabka Warka Baahiya.
2012-03-12 10:36:26
Xidigaan caanka ah ee Aamir Khan ayaa sheegay in xiligaan uu ka fogaanayo aaladaha leyskula xiriiro, xoogana uu saarayo mashaariicdiisa shaqo, Aamir ayaa caan ku ah in uusan qaban Telafonkiisa, wuxuuna aaminsanyahay in uusan waxba uga baahneyn la,aantiisna uu noolaan karo, laakiin waxaa mar kale uu....
Kareena Kapoor Oo Uur Ku Soo Baxay!
2012-03-10 20:15:17
Aktarada caanka ah ee Kareena kapoor ayaa waxa la sheegaya in lagu arkay iyada oo gacanta ku sidata baakad kusawiran geedka uurka lagu baaro, taasoo warbaahinta oo dhan ay kusameeyeen baaritaan dheeri ah .{loadposition user4}Warbaahinta dalka Hindiya ee ka faaloota xanta aktarada Bollywoodka ayaa....
Akshay Kumar: Komediga Waxaa Ka Sahlan AKshanka.
2012-03-10 19:51:45
Jilaaga caanka ee Akshay Kumar ayaa ku dhawaaqay mar uu wareysi bixinaayay, in Akshanku uu ka fududyahay Comediga marka la is bar bar dhigo labadooda, isagoo tilmaamay in qof kastaaba wax u sahlanyihiin balse marka isaga loo eego waxaa u dhibyar Akshanka.{loadposition user4}
Khiladi ayaa yiri....
Seynab Labo Dhagax oo Muqdisho si weyn loogu soo dhoweeyay.
2012-03-09 21:48:23
Fannaanadda Soomaaliyeed ee Seynab Maxamed Xaaji (Laba dhagax) ayaa magaalada Muqdisho soo gaartay, waxaana si weyn garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si weyn ugu soo dhoweeyay qeybaha bulshada ay ka koobantahay.{loadposition user4}
Laba Dhagax oo 21 sano moogeed magaalada Muqdisho ayaa markii ay....
Kareena Kapoor Oo Soo Saare Isku Bedeshay.
2012-03-09 12:37:15
Kareena in kastoo ay tahay atariisho boos wanaagsan ku leh Bollywoodka, hadana waxa ay u muuqataa in ay ku darsan doonto soo saaranimo, waxaana arintaan ku dhaliyay Karan Johar oo markii uu daawaday filimkii (( Ek Main Aur Ekk Tu)), qaabka ay u xamaasadeysantahay xiliga sawirka filimka....
Amitabh Bachchan Oo Sheegay In Xaaladiisu Ka Soo Rayneyso.
2012-03-09 11:28:45
Xidiga xidigaha Bollywoodka Mudane Amitabh Bachchan ayaa la xaqeejiyay in xaaladiisa caafimaad kasoo reeneyso, ka gadaal markii Cusbitaalka laga soo saaray muddo laba isbuuca ka hor, waxaana dhaqtarkiisu sheegay in waqti raaxa ah uu u baahanyahay.{loadposition user4}
Jilaagaan ayaa....
Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo hees kale soo wada qaday.
2012-03-08 14:53:55
Fananada Farxiyo Kabayare iyo ex fanaankii Kooxda Wayaha cusub Dalmar yare oo soo wada qaday hees kale oo muuqal a oo lagu magacaabo Dayniile, iyagoo isla bishaan horay u soo wada qaday heesta dhunkasho.{loadposition user4} Labadaan Fanaan ayaa ah hadda labo fanaan oo is fahmay xaga....
Timaha Rihanna kalarkee ku nuurayaan , U codee
2012-03-08 14:04:44
{loadposition user4}Fanaanada Rihanna ayaa iska joojisay maalmahan inay timaha ka dhigato gaduud ama casaanka iyadoo u wareegatay blondes midabka loo yaqaana hadaba fikradaada bal ka waran midabkee ama noocee ayay timaha Rihanna ku nuurayeen.
{loadposition....
Emran Hashmi: Waxaan Uxiisa Qabaa Shaqada Aflaam Cusub.
2012-03-08 08:06:15
Xidiga Bollywoodka ee Emran Hashmi ayaa sheegay inuu xiisaynayo shaqada filmaan cusub, si uu ugu soo bandhigo mowhibadiisa cusub, wuxuuna soo wadaa jilaagu filim lugu magacaabo Shanghai.{loadposition user4}
Aadbaan u xiiseynayaa filmaanta cusub ee aan soo wado, waxaana rajeynaa in ay....
Xidigaha Isku Waqtiga Ah iyo Sida Ay U Kala Guuleysteen.
2012-03-07 07:56:40
Sanad weliba waxaa soo gala Bollywoodka fananiin cusub iyo jilayaal dhalin yaro ah oo iyana cusub, iyagoo ka dibna noqda kuwa guulo gaaray durbaba iyo qaar aan sidii larabay aan noqon oo dagaal dheer u gala sidii ay naftoodaa u gaarsiin lahaayeen halkii ay rabtay .{loadposition user4}Qormadaan....
