
Soo Saare Raj Kanwar Oo Geeriyooday.
2012-02-04 19:08:44
Soo Saaraha caanka ah ee Raj Kanwar ayaa ku geeriyooday magaalada Singapore maalintiii shalay, Raj ayaa halkaas u aaday qaab caafimaad wuxuuna doonayay in Kili loo abuuro laakiin taasi laguma guuleysay oo wuu u geeriyooday.{loadposition user4}
Raj Kanwar filimadii uu caanka ku ahaa waxaa kamida....
Akshay Kumar Oo Qiso Cajiiba Oo Qosol Badan La Kulmay.
2012-02-04 18:36:53
Akshay Kumar oo mudooyinkii ugu dambeeyay ku mashquulsanaa filimada Comadiyaanka ama qosolka ayaa ugu dambeyn waxa uu ku laabtay actionkii uu caanka ku ahaa wuxuuna soo wada filim lagu magacaabo \"Rowdy Rathore\" oo uu hada ku guda jiro sawirkiisa.{loadposition user4}
Akshay ayaa waxaa uu la....
Ritesh iyo Glenny Oo Is Guursaday.
2012-02-04 18:09:35
Mudo dheer kedib oo ay wada socdeen Ritesh?Deshmukh iyo Glenny waxaa daba taagnaa had iyo jeer saxaafada oo maalinba war cusub ka qori jiray, iyagoo mararka qaar sheegi jiray in ay kala hareen halka markii dambana ay cadeeyeen in guurkooda dib loo dhigay laakiin taasi waxa ay noqotay wax kama....
Qaali Ladan Fanaanadda ugu da' yar Soomaaliya.
2012-02-03 12:19:27
Fanaanadda Qaali Axmed oo loo Yaqaano Qaali Ladan ayaa ah fanaanad kasoo baxday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyadoo soo saartay hees cajabisay dadkii daawaday taasoo ay ku muteysatay amaan maadaama ay tahay fanaanad la dhahi karo waa tan ugu da\'da yar maanta gabdhaha heeso ee fanaaniinta....
Yaa Shidan Kareena Kapoor iyo Karishma Kapoor?
2012-02-03 11:27:55
Labadaan Gabdhood ee Kareena iyo Karishma waxa ay ka mid yihiin walaaaha ugu qaalisan ama ugu wanaagsan Bollywoodka, waana laba ruux oo miizaaniyad culus ku leh shirkadaan, laakiin su,aashu waxa ay tahay teebaa wanaagsan labadooda dhan weliba?{loadposition user4}
Aqristow hadii lagu yiraahdo....
Malaga Yaabaa In Uu Soo Laabto Jeceylkii Rambir iyo Deepika?
2012-02-02 20:27:38
Warar Cusub oo soo baxaya ayaa sheega in Deepika Padukone iyo gacaliyeheedi hore ee Rambir Kapoor laga yaabo in ay mar kale isku soo laabtaan, xidigahaan oo kala maqnaa muddo dheer ayaa ugu dambey waxaa magacyadooda mar labaad lagu arkay bogaga hore ee wargeysyada.{loadposition user4}
Kadib markii....
Deeqo Bilan iyo Heestii Baraf Daawo.
2012-02-02 12:21:09
Heestan ayaa soo baxday dhawaan waxaana ku luqeyneysa fanaanada Deeqa Bilan, waxaa miraha iyo laxanka iska leh Abwaan Sangub oo kamida abwaaniinta Soomaaliyeed kuwa loogu jecelyahay.{loadposition user4}
Heestan ayaa ka ka hadleysa dhibaatada qurbaha iyo wadamada qaboow, sidoo kalena....
Shahid Kapoor Oo Ku Dhawaaqay Guur.
2012-02-01 18:40:22
Shahid Kapoor oo kamida jilayaasha ugu muuqaalka qurxoon uguna jlida wanaagsan Bollywoodka ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqay in uu guursanaayo, xidigaan doobka ah ayaa sheegay in wixii xiligaan ka dambeeya uusan fadhi doonin gurina uu yeelan doono waqtiga ugu dhan.{loadposition user4}
Shakid si toosa....
Preity Zinta Oo Paris Ugu Dabaal Degtay Sanad Guuradii 37-naad.
2012-02-01 10:26:04
Preity Zinta ayaa gashay sanadkii 37-naad, waxaana ataraiishadu ay kasoo piirtay Bollywoodka markii ugu horeysay 1998-kii iyadoo kasoo muuqatay filimka \"Dil Se\" oo ay wada jilayeen Shah Rukh Khan.{loadposition user4}
Preity Zinta ayaa loo soo diray hambalyo iyo bogaadin ku saabsan sanad....