
Dareen iyo Biif Oo Soo Saaray Muuqaalka Laxaw Daawo.
2012-02-22 11:22:00
Xidigaha Fanka Soomaliyeed ee kala ah Nimco Dareen iyo Axmed Biif ayaa soo saaray muuqaalka Heesta Laxaw oo maqalkeedu soo baxay bilowgii sanadkaan, waxaana heesta maqalkeeda iyo muuqaalkeeda intaba lagu soo sameeyay wadanka isu taga Imaaradka Carabta ee Dubai oo Nimco Dareen booqasho ku....
Shahid Kapoor Oo Cadeeyay Diinta Uu Aaminsanyahay.
2012-02-21 20:07:49
Jilaaga caanka ah ee Bollywoodka Shahid Kapoor ayaa wareysi dheer bixiyay kaasoo ku saabsan Diinta uu heyso iyo sida uu ugu dhaqmo, isagoo si faah faahsan uga hadlay arimihaas oo dhan.{loadposition user4}
Labada waalid ee xidigaan iska dhalay waxaa lagu kala magacaabaa Pankaj Kapoor iyo....
Akshay Kumar iyo Xaaskiisa Twinkle Khan Makala Tageen?.
2012-02-20 19:32:32
Wax lala yaabo ayay noqotay kadib markii la faafiyay in Akshay Kumar iyo xaskiisa Twinkle Khan ay kala tageen, ilo ku dhaw dhaw labadaan lamaane ayaa laga soo xigtay in xaaladoodu degantahay wax dhibana aysan ka dhax jirin.{loadposition user4}
Twinkle iyo Akshay ayaa is guursaday sanadkii....
Fanaankii Weynaa Ee Sudan Mohamed Wardi Oo Geeriyooday.
2012-02-20 10:59:51
Mid kamida Cusbitaalada Malaada Khartoum ayuu ku geeriyooday habeen hore Fanaanka koobaad ee Sudan Mohamed Osman Wardi oo da\'diisu eheed 80-jir, waxaana muddo dheer haayay fanaanka xanuun.
Wardi ayaa kamid ahaa fanaaninta ugu waa waweyn Sudan ee taariikhda soo martay, wuxuuna shacbiyad aan la....
Came On Bayb Kiss Me Muuqaal Cusub Birimo iyo Hanad Daawo.
2012-02-19 20:01:49
Fanaanda caanka ee Fartuun Ahmed Sahal iyo fanaanka da\'da yar ee Feysal Hanad ayaa soo qaaday hees qaab casriyeysan loo sameeyay erayadeeda sida ka muuqata, wexeyna ka dhax qaadeen heesta goob dhalinyaro iskugu timi oo si wanaagsan loogu baashaalayay.{loadposition user4}
Fartuun oo....
Aishwarya Rai Mala Shaqeyn Doontaa Aamir Khan?
2012-02-19 19:18:15
Warar aan la hubin oo soo baxaya ayaa sheegay in atariishada caanka ah ee Aishwarya Rai lagu arkay nawaaxiga magaalada Mumba iyada iyo Aditya Chopra, waxaana labadooda dhax maray sida la sheegay kulan aan caadi eheyn.{loadposition user4}
Si kastaba hanoqotee waxaa la tilmaamay in Aishwarya....
Hrithik Roshan Jilaaga Loogu Jecelyahay Bollywoodka.
2012-02-18 19:12:00
Jilaagaan ayaa ku guuleystay abaalmarinta xidiga ugu soo jiidashadan Asia sanadkii hore ee 2011, wuxuuna mar kale is keenay banaanka isagoo noqday jilaaga taageerayaashu ugu jecelyihiin aadna u qadariyaan, wuxuuna sidaas ku qaatay abaalmarinta xidiga loogu jecelyahay.{loadposition....
Aishwarya iyo Kareena Teebaa Ku Nuureysa Jaakadda Cad?
2012-02-18 12:09:22
Maanta waxaa isku dhegan ama is heysta labada atariisho ee Bollywood ee Kareena Kapoor iyo Aishwarya Rai, waxaana laga doonayaa in ay kala saaraan una kala garqaadaan aqrista yaasha sharafta mudan ee ku xiran webka Jilaa.com.{loadposition user4}Adigoon magaca iyo guulaha ladaan jilaa kala wataan....