Priyanka Chopra oo ku labisan doonta Indhashareer filinkeeda Saat Khoon Maaf.
saabriina - 2010-03-30 17:56:44 wawwwwwwww priyanka chopra qurux deeda caadi maha nin hada ahaan lahaa waan guur san lahaa hada waayo na naag kale ma fiiriyeen
boqorka - 2010-03-30 20:34:27 hehehehhehe saabriina waa ka xumahay runtii sis lakin waa caadi nin iida see u dhisantahay naag ahaan nin u dhisan ni ahaan oo qatara misna ku fahmo kuna jeclaado aduunka ayaan kuu rajeenaa
shaakir - 2010-03-31 00:39:25 horta mafiicno in lafara gashto dad ama diin ay umasde aaminsantahy maxaa yeelay waxy yelanaysaa sameen ween waxan akloo arkayey ayadoo indhashreerka kujilayso siqaabdaran gabadha ladhoho isha doel qofkii yaqanaa yaqaano anigoo layaaban aan arky waba yaaby gabaDHAAS WAYBA RUNEED LAKAIN AHDA WA ANCY PERYAANKA WAXAN UGUBAQILAHAA IN AY KAWANTOWDO FALALKA NOCAAAS OO AKLE AH.
ma garan - 2010-03-31 05:31:23 waxaan khaatir uga taagnayn islaamka iyo wax ka sheegiisa hollywood ka oo soo saaray aflaan badan oo islaamka lagu aflagaadaynaa hadana ma hindi gaajo iyo bollywodka ayaa usoo dhigtay,wa arin naxdin leh in badan oo caqli yarna way rumaysan doontaa dacaayada gaaladu ku haayso islaamka,waloow aan la xaqiri karin in ay jiraan qaar badan sida shabaabka oo kale oo islaamka dadka nacsiinaa umada dhana gala ka dhigaa oo naxariista alle soo gaabinaa sidii waxay gacantooda ku jirto,waxaana ku talina in aan la fiirsan filim islaamka wax looga sheegaa indha shareerkuna waa arin diini ah oo waliba waajib ku ah gabar kasta oo islaam ah,waloow aan sida shabaab aan lahayn waa gaalo qofkii ka tago.wbt