muna - 2010-04-15 03:43:38 wa idansalaamey bahda jilaa.com wadna kumahadsantihiin shaqadaan ad wadaan waxaan wataa codsi in aadsobadisaan warka boliwoodka meeshad hal iyo lawo soogilisaan waxaan rabnaa ilaa 5 iyo salmaan iyo shahruukhaan xariirkooda saxiibtanimo sidoowyahay aaad ayaad umahadsantihiiiiiiin walaalayaal
y i - 2010-04-15 05:58:04 marka hore waad salaamantihiin sallaan ka dib waxaan jeclaaaaan lahaa hadaaaay surto galtahay tariikh nololeedkii actorka mithun chakrapor waad mahadsantihin
muse yalaxow - 2010-04-15 07:44:41 wa idin salamay , salan ka dib muna adiga shahruukhan Cey waa ka wenaney , madan diiden , si ba lagu haya lool
SHAAKIR - 2010-04-15 11:19:23 WOWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWW MY FAVORITE ACTOR AHAA NINKAAN SO GREAT TO ME? NICE HISTORY WAAYE LAKAIN SUAALE? WAB LAWAYEYE NINKAAN WAYIHII DANBE LAKAIN HADOBA SOLAABTY WA ISKACAADI INTEE KUMAQNAA SIYAASAD? WELCOME BACK U RE OUR GREAT ACTOR.WELKMMMMMMMMMMMMMMMMMMPLSPLSPLSSL
jibriil - 2010-04-15 11:40:13 Govinda waaa acter iska caaaadi ah ma xuma laaakiin shah rukhan nagadaaya wax jiro maahane
mayaa - 2010-04-15 12:00:56 waan idin salaamay kun iyo kow jeer bahda jilaa com waxaan idinka codsanayaa plz in aad noo soo qortaan taariiqda reeka iyo amita bakchan jeya bakshan meesha ay ku kala hareen plz ty all
ceeldheer boy - 2010-04-15 13:21:03 Govinda waa actor lama ilaawaana waa nin aad u jiliin macaan ani garahaan waan ka hela marka uu dhoola cadeynaayo waxaa mahad gaarale bahda jilaa.com oo naga haqabtiray wax badan oon la ogeyn marka waxaanu leenahay mahadsanidiin....
cashirboy.no - 2010-04-16 02:42:47 abaaa muunye iyo teamkiisa(jilaa.com) heestaan markaan maqlay waxaa isoo xasuusiseen 1998 mar aan jaceyl dartiis la matag la wareeri.... i know waxaa is dhaheysin kan jaceylaa qac ka dhigay, lakin kii i helay koo meeheen kadeed aas igu riday...
Sakarie - 2010-04-17 11:19:43 Hi! Bahda, jilaa, ii soo gudbiya history of amirkhan, with that thanks for all
ahmed ali - 2010-04-17 11:42:20 bahda dhaman jilaa wan ididn salamay marka hore salan kadib waxan idinka codsaneynaa in aad naga haqabtirtaan jilaga cajiibka ama fajaca badan ee somalida utaqanao yeshwant waa nana bateker waa mahadsantahiin
Samiir - 2010-04-26 16:37:41 Cashir boy nagada fanka iyo fata dhuglada gorma jecel kuqabtay waqtigas ilma ahayd wah wawarey yo wake up 4m the day dream i cant keep that ...... Lol
i love u govinda - 2010-08-13 21:53:25 waad salaman tihiin bahda jilaa aad ban uga helaa govinda waxan jeclahay mar walbo in aad noso shegtaan mesha uu marayo govinda
ZOOOOZZZKA - 2011-05-21 16:33:43 Govinda, lama amaano filmadiisa ee markaad daawato ayaaba amaanta, niyadaada amaaneyso,lakin 3 film ayaa ii dhiman inaan arko, govinda iyo sunny deol, iyo govinda aamir khan, iyo govinda shah rukh khan, mida kale waxaan aad ugu faraxsanahay maadaama uu siyaasada ka baxay govinda waayo noloshiisa ayaa halis ku jirtay sxbkey govinda,