HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
14323
My Name is Khan- Filin quseeya Soomaalida iyo Muslimiinta ( Daawo Sawirada)
shaakir - 2010-02-10 06:10:56 wow waan kufaraxsanhy in ana mar labaad a arko ddkaan ay na kusoo laabtaanshaahsada ileen aad bay ugu qurxoonyihiin waa da iskuqalma waligoodna aan filaayo in ay kusoo qurxonaadaan waa jirtaan aan leyahy!!!!!
ikraan - 2010-02-10 10:32:52 lamaanaha Bolywood ayaa loo yaqaanaa labadan caadi maahan shah iyo kajol
Leo - 2010-02-10 10:43:27 Great waxan ahay tagaere Srk nd Kajol waxan ku farax sanahay iyago ka hadlaya dhibka musliminta
seefu laahi - 2010-02-10 16:15:05 labdan wax jiran mahin waxaan dhihi naagta ha is asturto wadna mahadsan tahiiiiiiiiiiin
sharkhan walalkiis - 2010-02-10 22:35:00 woow nice pic srk and kajol caadi mahan
christopher Roben - 2010-02-11 06:44:09 seefu lahi, dameer baad tahay ogoow oo doqon ah, qoftan marka aad leedahay ha is asturto, diinta ay haysato inad is weydiyo ayaa wacan seef la boodyahow doqonkaa, waa adigoo kale dadka magaca islaamka hoos u dhigaaya, oo argigixisada ah, we are muslims and we arnt terror fuck u, mther fucker,,, adiga hadii aad nin wanaagsan tahay maxaad usoo booqaneysaa websitka jilaaaa, maad aado kuwa argigixisada.........
Istar - 2010-02-11 07:34:24 Caadi ma ahan labadaan waan ka danbeeyaa, thnks khan iyo kajol
ogaden boy - 2010-02-11 17:58:20 muje musalman he .........waaw filimkaan oo kale waa kaan sugaynay maxaa yeelay waa filim ka tarhumaya qof dhibaataysan waxaii ku dhacay saasa daraadeed ayaan u taageeray
bllack - 2010-02-13 00:16:26 sharmuuto iyo sharmuut labada waa gaalo ma ahan islaam islaamna lagama baryo gaal ee gaal ka ayaa nagala baryaa si aan u nabd galino kkk
Salaam - 2010-02-13 02:18:41 Waa jiraan labadaan qof caadi maaha mare nam khan he me muslim he pershan nahai ate
mohamed deeq - 2010-02-13 03:27:08 mohamed labadan shaydan ilaahay naarta haku fogeeyo war waxaan oo kale dadka ka dayay ilahay ka baqa
dujaanah - 2010-02-13 04:27:24 cawaan ayaa isugu timid meeshan gaalo intay kabaqeen xaarka kadadanayo war anaga argagixiso ayaan nahay allaaah ayana naga dhigay wa acidu lahummastadhactummin quwatin wamin ribaadil khayli turhibuna caduwalaahi wacaduwakum soo barta macnaheeda cawaanyahay diintinana barta gaalo anagu wanu arkagixinayna allena u tobad keena fataalkan khan watana diinta islaamka ayuu sura xumaynaya waa in laga fogaado
hirka - 2010-02-13 05:15:42 waa filim fiican loona bahaanaa in looga tarjumo dhibka ay la kulmaan dadka magaca islaamka wata ee u safra wadanka maraykanka,dhowr mar ayaan u safray maraykanka mar walbana waxaa la i marsiyaa baritaan aan caadi ahayn oo la iga takoora dadka intiisa kale, lakiin hadii arinta si kale u fiirini xaq ayay u leyihiin in ay wadankooda ilashadaan bacdamaa dad nagu diin iyo magac ah ay ku kacayaan falal xun marka cid kale yanan eedin ee aan anga is eedno.
christopher Roben - 2010-02-13 06:05:37 kkk, afsomaliga sida loo qoro aya dhawan inta labartay, markaas ayaa lagu ma tagayaa websiyada, war qoladiinaan seef la boodyadaa, ee aan kaadida iska dhaqi karin, hadii aad wadaado tihiin, yaa idin baray webkaan jilaa.com, lol? waa su'al is weydiin mudan, markaad aqrisateen aye la idin dhahay comment bixiyana, sida aygi camal ayaad afka furateen, Hadaba waxaa idin haboon inaad aflagadada ka deysaan acterka weyn ee mr khan, iyo boqorada kajl, hadii aad aflagadeysaan iyo hadii kalaba, wey u ahaatay , ee ha idinku taagnaato, HATERS!!
Abdishakur Khan - 2010-02-13 06:07:08 wooooow SRK and Kajol aad ayaan ugu faraxsanahay 2daan oo si wada jir ah uga soo dhaxmuuqday shaashadaha kadib 8sano filmkan ayaa noqon doona midka ay si wada jir ah ay ugu wada qaataan FILMFARE AWARDS best ACTOR/SS SRK waxaan kaloo dhahaa siwanaagsan ugu muuji filmkaada wanaaga iyo sharafta ay leeyihiin islaamka BY. SHAKATA
liban - 2010-02-13 06:07:15 wooooow way fiican tahay laakiin diinta first maxay ka yaqaanan nothing laydha afka ka qarsadaha dhaha dadkani is dhuuqaya . first u must be full muslim ithink so he isnt
feysal - 2010-02-13 06:09:14 waaaaaaaaaaw horay ayaan u maqlay in uu muslim yahay agtarkaan weeyn laakiin hada waan xaqiiq saday arintaas laakiin marki hore ma xaqiiqsan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
caraaye - 2010-02-13 06:10:36 dayniile fadhi ku dirir baad maqasheen markaasa balo latimideen war hindi iyo filmmadoda waa waxa gabdha fidneeyay eey wacelada ladhayaan markaas ayaad dood ku sooqadateen balo dig idin tiri
G - 2010-02-13 06:55:08 caraaye hehe filmmadoda waa waxa gabdha fidneeyay yaaah. hehe ma walaashaa ayaa ka mid ah gabdhahaas hehehe
abdirahman - 2010-02-13 07:21:38 waw waa filin caajib leh hadan nahay dadka ku dhaqan magaalada siontio ee dalka filand
jaamac - 2010-02-13 07:42:20 asc horta ilaah ayaa boqor ah naag gala ah na in la dhahao boqor waaye diinta meel e ka qabto malahan xita mida islaamkaa ah boqor waye ha dhihin waa iga talo wixii filim jilana waa dad aan jirin ilaah ka baqa plzzz diinta islaamka na aan ilaa lino plzz wa dinteena aqira iyo aduun ayada wax noo tareeso marka ilaah aan ka baqno
caisha - 2010-02-13 07:53:15 wayaab ani waxaan layabanahay sharukhan hajilo ilm nucaan ah maxa kajol kagalay muslim agaba wax kudheela qisada sida loowado maxuma lakiin diintu waxyaabo aysan qabin ay kudhaqmayaan sa waa actors oo lajecelyahay anyway sifiican waa in aan udaa wadaa bal
liibaan - 2010-02-13 08:46:31 wawa cade maahan wan gadaeeyaa aniga kajal iyo sharucan
ali - 2010-02-13 09:30:56 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ali - 2010-02-13 09:36:24 asxaabta webkaan soo booqatay kuligiin salaan iga aqrista waa loo baahan yahay mar mar dhinaca hindiga in lo weecdo waayo soomaali asalkeeda waa hindi iyo sirilanka iyo bangaladhees waayo hadii la eego dadkaas dadka soo maalida waa isku eg yahiin bogaane waxa uu ka hadlaa xaqiiqda magacyada muslinka dhibka lagu haayo marka aay tagaan garoomada diyaaradaha laga raaco mar mar waxaa dhacdo in laga reebo duu.limaadkaas kan xiga in la saaro my name khan waa filin ka turjumaayo dhabta hadii aad dooneeysid in aad daawato filinkaas ka iibso saafifilimis hada gal webka online ayaad ku iibsa kartaa
jabra - 2010-02-13 09:38:14 waxa aan u baahanahay ma ahan film nolosheyna rafaadsan laga sameeyo ee waxaan u baahanahay madax weyne u dooda masaakiinta soomaaliyeed oo xuquuq la aanta noqotay
fadhi ku dirir - 2010-02-13 09:52:19 marka hore salaan salaan kabacdi somaali ma jirto ama itopia raaca ama kenya raaca hada wixi ka danbeeyo soomaali ma jirto ee barta afka amxaarka ama afka sawaaxiiliga cakanka bulugaa xidigta dhaxda ku le alshabaab ayaa badashay sidaa darteed ama calanka kenya saara ama xalanka ithopia saara sidaas ayaan ku talihaa
san - 2010-02-13 10:20:46 I love Jilaa.com
koshin - 2010-02-13 10:30:08 nice moven inaba caadi ma ahan ninkii raba inuu udoodo jidka wanaagsan suaal ayaan waydiin la haa yaa jidka wanaagsan haysta yase jidka xun haysta 72firqo lasheegayay ayaa lasoo garay firqade saxsan wabilahi towfiiq
sonia - 2010-02-13 11:10:28 waaaaaaaaaaaaaaaaaw nice waaye kajol iyo shaaruu thanks yaaqe happy valintenis day today
anisa qali - 2010-02-13 11:18:09 masha allah waan ku farax sanahay musliminta filnka logaa hadlayo thnx all
gacal - 2010-02-13 11:48:58 waxaan u maleen jiray wabsayada in ay galaan dadka waaweeyn ama siyaasada u dhuul duleela arimaha soomaliya laakiin maanta waxaan i soo baxaday in ay fiirsadaan new genaration reer dayniile waa in aad u furtaan qayb ay ka daawadaan filimada hindiga dayniilekkkkkkkkkkk
rRAHUL - 2010-02-13 12:18:28 woow sxbkay ayaa maanta filinkii aduunka keenay thnkz
niyaal - 2010-02-13 12:39:26 waaaaaaaw waa filin jira kajol iyo mr khan ba waa labo jilaa oo aan kala dhicin. Director ka Karan Joha waa director aan inaba caadi aheeyn oo filimadiisa waa eey horu mareen ayaan dhihi karaa. filmkaan My Name Khan and I am not Terrorist waa film qatar ah qisada uu xanbaarsan yahay.
nac nac - 2010-02-13 12:52:24
Saciid Ibraahim - 2010-02-13 13:06:15 Waw! waa filim la yaab leh oo aan u bogay runtii.
cabdiwaasac - 2010-02-13 13:45:50 filimkani waa filim qaaliya ah waxa sii dheer iyada oo ay matalayaan labada jilaa oo aan ka helo waxaasaa filim aha
ubs - 2010-02-13 13:57:26 kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kaslan - 2010-02-13 16:22:44 walaahamuslmiintaah waxaa nii weeydiinaa sharukhaan muslim miyaa horo igana raali noqdeeeee
jk - 2010-02-13 16:47:38 waalayaab ay aduunyada oodhan ay u aqoon sadaan dadka musliinta ah teror muslimku ma ahan ee qalad ayaa lafahmay taasnaa waan kuraacsanahay in filim laga jilo
super - 2010-02-13 19:54:00 waw gabadha waaba fantaytic xagee joogtaa hadaa mase laqabaa yaa og ajya ayaa qabaa u malayanayaa
filim? - 2010-02-13 20:37:58 naagtu ha is asturto haday gaal tahayna ha islaamto. ninkuna naagaha uu taataabanayo ee xaaraanta ka ah iyo sawirada uu iska qaadayo iyo fisqiga uu kujiro ha iskaga baxo waa haddii uu muslim yahay. dhamaan kuwa filimaanta soo dhiga iyo kuwa daawadaba muslim iyo gaalba in ilaahay maalinta aakhiro waydiinayo caafimaadkii iyo dhalinyaranimadii iyo waqtigoodiiba meesha ay ku dhameeyeen ha ogaadaan. waana su'aal naf walba la waydiin doono. war hooy is daba qabta oo ilaahay utowbad keena inta aydaan dhiman. wabillaahi towfiiq.
ishaq nur toho - 2010-02-14 02:10:03 hadii aan aqyaarta ku saa idiyo maxey tahay macnaha filim aniga waxey ila thay maalaayacni marka maba ahan in laga faaloodo wax maalaayacni ah inta aad waqtigaaga ku dhameen laheed filim aniga waxaa idin ku waa ninayaa aduuku waa wax koba ee ka faaideyysta walaalayaal adinkoo mahad san inta aadan dhiman waqtigaaga qaaliga ah wax ku qabso ama hau dhaafo yaa leytanii
Maxamad Bashiir - 2010-02-14 05:59:37 Scw: maxaa keenay in haddii dood yar la qaado in la caytamo saaxiibayal,waan yaabanahay wallaahi.
rayaan - 2010-02-14 19:11:30 aad ayaan utaagersanahay shahrukh khan & kajal madaama eey ka hadlaayaan magaca islaamka dhibka eey ka aamin sanyihiin gaalada waxuu shahrukh khan usameeyey filimkan waa sheeko si run ah isga ugu dhacdey mar uu eeraborka ka baxayey isgoo labaarayey saacado badan maadaama magaca khan uu wato isganah aat ayuu u caroodey sidaas daraadeet ayuu usameeyey filimkan
mohamed somali - 2010-02-14 23:00:09 it is nice film about muslims lakiin waxaad ogaatiin in mar walba loo baahanyaha in somali art la taageero not indian who r the cheaps people in the world
cabdulkadir - 2010-02-15 05:09:53 inta an ka hali lahaa jaceylka shahrukhan maan ka had lo jaceylka uukow noor iyo balqiisa maxaad ka taqaaniin jaecelkooda
xaaji war maxan - 2010-02-15 05:13:06 waxaan taaageera film kasta oo shahrukhan mid kaaba is ka dayba
bashka frm oslo - 2010-02-16 22:36:16 waxaan taaageera film kasta oo shahrukhan mid kaaba is ka dayba
king-shire - 2010-02-17 17:33:31 waxaad sheegteen filimkaan inuu tabanaayo somalida marka waa sidee sida uu u tabanaayo soomalida ???????
naan - 2010-02-18 04:53:21 filmkaan waa flim aan ka helay qisadiisa lkn waxaa aad u fiic naan lahaa inay is asaturto atariisada kajal aad ayuuna ii qanciyay iyo sidi uu islaamka bari uga dhigaayo uuna uga figeenayo sida loo eedaynaayo oona ela porada loogu dhibaayo mahad sanidiin
Noope - 2010-04-12 15:10:38 Warya christopher Roben Magacaad ayaan ka gartay inaa sawir tahay oo xawayaan ah ee mesha tartiib u joog ama tilaabo sharci ah ayan ka qadayaa duli

Please! Login or Register