Iskaabulo - 2011-04-23 00:01:36 Wadnaha aa dhag dhag i dhahay markaa arkay in la guursaday Fiska , Alla maxaan jeclaa , Waa iska sugaa mar uun waan helayaa Fiska
dhagahbuur boy - 2011-04-23 01:18:56 hanbalyo kuwii isku waara ale hakadhigo horumarna gaadha
loserboy - 2011-04-23 05:19:02 waan ooyaye irid ii xidha, waryaadha jilaa.co horta soft aan ilmada iskaga bi'iyo isiiya, waar miyaa layga guursay naagtan jecla lakiin dhib maleh laba is qabaya uma eeka insha allah wuu isoo furi doona
hoda - 2011-04-23 05:24:19 habalyo hanbalyo fiska &bashka waxaan idiny leeyahay noqda kuwii isku waara kala hela wiilo iyo caano gabar iyo dahab lol aad ayaad iskugu nuureysaaa fanaaniinta dada yar ee sanaadahaan l ahali waayay cadawgiina gacta hoostiisa aan idin leeyhayah marlabaad hanbalyo by hoda
jacayloow - 2011-04-23 12:53:49 Hihihihihihihihihihihihih aan ooyee albaabka ii xira war ma naagtaan ku tashanayay in aan mustaqbalka wada qaybsano ayaa la iga guursay maanta ala jilaa maxaad iga eexateen hada ka hor baan idinka codsaday in aa ii soo dirtaan contact numberkeeda maantana waxaa I dhahaysaan waala guursaday runti waxaan ku fikirayay labada cunug ee fiska in aan madaxa u salaaxo oo aan adeerkood naqdo lkn hada waxaan rajaynaa in la ii suu furo waliba markii laga dhalo da sadaxaad asxaabta saan xaq miyaa nimco dareen wAa naag fildaran oo tiibisha qabta ala farxiyo waxaan ahay ruux ku jecel wadnahay dhag lee dhaf dhag dhag wadnahay dhaglee
Dareen - 2011-04-23 13:35:52 Hanbalyo Hanbalyo noqda ubad khayr qabo kala hela manshaallah ilahay ha isku kiin dayo
dr.cabdi rabi - 2011-04-23 13:41:00 hady is jecel yihii horta ani ha isoo maraan saan u xqiijiyo jacaylkooda labadaa lamaane bashir haduu guurku calaf yahay waa maxay caashq
Dareen - 2011-04-23 13:43:41 Hanbalyo Hanbalyo noqda ku wii isku wara ubad khayr qabo kala hela manshaallah ilahay ha isku kiin dayo .
Aaliyah - 2011-04-23 17:12:52 waan idiin hanbalyaynaayaa fiska iyo bashiir hanuuniye noqda kuwii isku waara ubad qayrle kala hela
mc fabregas - 2011-04-23 17:28:45 laakiin jilaa arooska arooski layaqaanay maadhacay mise waa qob iyo qac caml walaisku taagtaylee barafka aa laga galay qabowga taas maxad noogu shegi wayseen ileen wan iska ognahay somali aanahay garoob kolee qarash looma baahnee hada xareesanaysid inkastoo dadkan dad caan yihiin looooooooz
raas casyr state - 2011-04-23 21:18:23 war waxan is arosaya ma hawiye futo madoba mad madoba waxuu ma xabashba
maryama - 2011-04-23 22:10:42 hanbalyo hanbalyo waxaan ku riyaaqay guurkiina hanoqdo kii lagu waaro aad ku gaartaan awoowe iyo ayeeyo somaali waxay ku maah maahdey waxaad taqaan guurso waxaad taqaan bey kuu dhashaa iyo mid kale musbaax mininkaa u baahan minin dadow laguma ifiyo waad is hesheen allow idinka dhowr cadow iyo il iyo cowri kuwii ka magan gala allow idinka yeel aamiin aamiin tixdaan buraanbur iga hooya (( bashir iyo farxiyo allow caafimaad idin sii waan idinku riyaaqay rabi raaxo badan idin sii guurkiina hanbalyo ayaan u dirayaa guri lagu nagaado oo ubad kheyrbadan xanbaarsan allowidinka yeel ))) aamin aamiin aamiin
Hamdi - 2011-04-24 05:13:35 Walaal maxaad u xaasideesaan itaad u Hambalyeeni laheedeen sida Maryam.
daarood wase - 2011-04-24 07:01:56 sxb raas casayr state daarood futo cade loogama baahna meeshaan orod futadaada u gee yeman ha kaa wasaane ileen awalba yamen ayaa ahaydeene u gee cali cabdala saalax futada cad ee aad la wareegaysid meeshaan yeman malan mise waad soo qaldantay
waji kama lihi - 2011-04-24 07:05:31 dadkaan wiil iyo gabar maba rabaane intee qoorta ugu gilineeysiin dhaha kuwii heesa badan soo saaro allaha idinka dhigo hhhhhhhhhhh sida ugu dhaqsiyaha badana kukala tago hhhhhhhh
jaceylow - 2011-04-24 07:43:37 hanbalyo hanbalyo waxaan idin leeyahay hanbalyo hadii aad tihiin labo qof aad wali gii galin xaq bili aadan oo nabsi ah waxaan idinku baraa rujiyaa in aad ilaah ka bacsataan oo aad meshaas ku joo jisaan heesiyii aad qaadi jirteen aadana ku badalataan in aad diinta eebe aad faa fisaan si aad ilaah idinka dhigo kuwii isku waara marka ilaah ha idinka dhigo ku wii ilaas kacabsada mar walba qeer badan ayaa idin ku ogahay marka waa sidaas iyo aroos wacan wiil iyo gabar by
mohammad zain - 2011-04-24 10:52:34 nin naag laga furto wax natiijo ah ma dhalineyso bashiir adi lee waaye
wil maseersan - 2011-04-24 11:20:18 Mnsha Allah....Waan ka maseeraa waxaano kale
fiska iyo asaga isku wara o is jeclaada waligiin
Anaga iskabula nimada aan iskaga jirne.....hahahaha BEST
COUPLE
cadde - 2011-04-24 12:58:34 Nashka Hadaad tahay Nin Damiir leh Maseer caawa ayaa uu kuu bilawday Waxaan kugula Talin lahaa In xaaskaga sharfoon in fanaanimada iska Joojiso waa yoo ma wanaagsan qof xaas ah in fanka kusii jirto
shakir - 2011-04-25 09:52:19 waxaan u habalyaye nayaa fanada canka ah fanan fanaandhalay Bashiir Hanuuniye et fiska oo baryan heseeheeda laga helo soo saartay hablyo ku wii is ku wara isku nagada elahay haniga dhigo amin amin amin