HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2776
Shahrukh Khan oo diirada saaraya Filim Jaceyl ah.
zooozzka - 2011-06-08 04:12:48 sahrukh waa u qalantaa door kasto ee lakin waxaan kula dardaarmaa aktarada kaa yar sida vivek obroi, imran hashim iyo dino moreo iyo arjun rampal, in aad soo saarto
nafisa - 2011-06-08 12:49:44 arjun rampal waa actor wayn haku darin dhlinta yar yar shahrukhan wuu lasimanyahay
boote - 2011-06-08 13:36:10 waaw srk cajiib dheh hogaamiyaha bollywoodka filimadaada waa sugi la.nahay camal
nafta - 2011-06-08 13:50:03 yaa salaam srk waa jirtaa
Qalbi from srk luve u - 2011-06-10 01:16:31 Wooooooow Sri wa actorka kaliya aan afka u tagero aad na wa u jeclahy markan so galo jila waxa ega news srkan ka hadlayo thnx jila Sudan nogu so gudbiya srk newskisa wana sugi la'ahay sharuuu filimka u so wado
nasri - 2011-06-10 15:12:39 wooow run ahaantii srk waa aktar aan taageero waxaana shaki ku jirin da,da uu hada jiro filin walba in uu ku keeni karo hadase waxaa xusid mudan filimaanta jaceel u rabo srk in uu keeno in ey yihiin kuwo xiiso badan maadaama aan srk xaga jaceelka aflaam fiican oga baraney hadaba waxaan sugnaaba waaa srk iyo waayihiisa romansica
kapo - 2011-06-14 04:13:08 majacli aniga shahrukhkhan salman ayaan ka jaclahay
qalbi - 2011-06-16 00:18:00 war midkaan laleeyahy sharukhaan ayaaba nacay waxjira ma ahan
Janesa - 2011-06-16 08:54:30 Posts like this brighten up my day. Thanks for tankig the time.
Ally - 2011-06-18 12:18:50 AKAIK you've got the aneswr in one!

Please! Login or Register