zoozzzka - 2011-06-13 01:27:47 akshay tan iyo 91 kii cid ka heysata ma jiraan action kaan ka horwaxaa gali jiray 2 aktor sida amitabh iyo govinda akshay, khiladi waa qatar....
Said - 2011-06-13 01:45:28 Waaw wa ninka kaliyah an katageero hinida wayo wa ninan biqin wa abaha actionka wayo mel an ani kabodi karin ayu kaboday sasuna ku noqday aabaha actionkaKkkkkkkkkkkkkkkk
rambo aaway - 2011-06-13 06:12:38 war bax kan action u ku lumay, inti hormarka lagarayay
Action been ah naga tag dheh, action hadii la dhigayo rambo cml, hadii kale wax jira ma'ahan, Action aan lagu hormaraynin
abotooooooooooooy................
abdulahi - 2011-06-13 09:39:41 akhtarka caanka ah ee jackie chan ayuu ka matalay style kan filanka armour of god ee meel fadhe dheh naagtaan hindiga ah
Baaabuu Loohaar - 2011-06-13 10:32:11 Khiladi 420 ayeey heed markuu Airpalin ka soo booday uu baarashuudku kor dagtay maaa u ledahin wa marki u horesay uu baarshuud ka so boodo NTERNATIONAL KHILADI ayey aheed markii asiga iyo XAASKIISA twinkale Khanna eey ka soo bodeen finilnka dhamadkiisa diyaarad isla markaana uu baarashuud ka soo daba aatay si uu u badbaaadsho Twinkal khanna
jilaa seedigiis - 2011-06-14 04:15:09 baabuu loohaar sidaa hindi ufiirineesay yaraantaadii ilaaka duqoodid run camal kula noqdeen ar diyaaro cidka boodi karto majirto aroow hurdada kakacbo hadii akshey diyaaro kabooday jet li filinkii no1 markuu labada mooto ninka ku dharbaaxaayayna run ay ahaayeen jilaane waxaa rabtiin noosheegeesaan akshey baarashuut ka boodayaa ama iska dhaaftayaa flopp lee kusugooyo reer khan camal jaceel iska dhigdheh sanjey dutt iyo suny deol aawax kakeenilahaa action haduu wax taraayo kkkkkkkk lolz
daava - 2011-06-15 16:47:44 wow akshay caadi ma ahaa waa ninka kaliya laga dawakaro filmada hinga hero bollywood akshay kumar waa n 1
akki ka cabso,
akshay - 2011-06-16 10:25:36 akshay caadi mahan wa ctor ka indina ee tom cris ya acatar ika dheh
abdi rasaak ahmed - 2011-06-18 12:21:13 wasaaaaaa seeeeeee boood bood adiga mardhow musmaar ayaa kaa taagmi doono mase shariif sakiin ayaa ku arki doono kkkkkkkkkkkk