boote - 2011-06-28 03:32:29 waaw kahn thanx waalaguugu ogaa salmaan makulatartamikaro shahrukh khan booskiisa waakasoobaxye maxaa yeelay best film waxaa leh soosaraha ama diroctorka filmka lakin actor waaye shaqadiisa woona kabaxsaye sid oo ujilay aya mucjiza ah master king of bollywood
muhanad cali - 2011-06-28 03:34:42 continues to make waves, as after winning National award for wholesome entertainment, the film has won honours in as many as seven categories at IIFA Awards- Best Film, Best Lyrics, Best Male Singer, Best Debut (Female), Best Female Singer, Best Villain and Best Music.
Bollywood actors like Shah Rukh Khan, Irrfan Khan, Gulshan Grover, Anil Kapoor and Anupam Kher are attending the much-awaited awards ceremony.
Winners
Best Director: Karan Johar for My Name Is Khan
Leadine Role (Male): Shah Rukh Khan for My Name Is Khan
Leading Role (Female): Anushka Sharma for Band Baaja Baaraat
Lifetime Achievement Award: Asha Bhosle
Best Performance in Supporing Role (Female): Prachi Desai for Once Upon A Time In Mumbaai
Best Performance in Supporing Role (Male): Arjun Rampal in Raajneeti
Best Performace in Negative Role: Sonu Sood for Dabangg
Best Actor in Comic Performance: Riteish Deshmukh for Housefull
Hottest Pair in Bollywood: Anushka Sharma and Ranveer Singh
Best Debut (Female): Sonakshi Sinha - Dabangg
Best Debut (Male): Ranveer Singh - Band Baaja Baaraat
Best Lyrics: Niranjan Iyengar for Sajdaa My Name Is Khan
Best Male Singer: Rahat Fat
shurwac - 2011-06-28 12:13:53 viva shahrukh caadi ma ahan ninkaan waa jilaa qatar ah waana taas cadeeyn kara wuxuu soo sameeyay iyo dadaalka uu soo qabtay sida isagoo bilaaway filin 1992 ilaa iyo hadana wuxuu kuguuleeystay 8 mar abaal marinta ah film fare best actor marka taas ayaa kuu cadeeneeyso iskoorkaas ayaa uyaala uma baahna in laga sheekeeyo weey cadahay in uu yahay jilaaa uqalmo abaal marin walbo
cabdala - 2011-06-28 14:48:48 viva salman khan sxbiyaal salman khan asigaa diiday inuu qaato bista actor wuxuu dhahay xitaa marabo nomineeshanka codeyntiisa waxaa igu filian ayuu yiri jamaahiirtayda sxb sallu inin jiro waaye awards wuxuu kadoortay taageeriyaa shiisa sanadkaan meega jeer ayuu qaatay best actor xitaa masoo istaatin meesha lagu siinaayey best acor marka sxbilaay waa la ogyahay sanadkaan qofka uqalno best actor salman khan haduu rabi lahaa bestactor inuu ku guulaysto sanad walbo ayuu qaadi lahaa marka waxaa iska daaya shahrukh iyo salman waa la ogyahay qofka weyn waaeynka sallu
zooozzzka - 2011-06-29 05:49:01 shahrukh khan niyada ayaa looogu dhisyaa awardska asigaa iska jecel in uu dadka hortooda wax lagu siiyo waxy raban ha ahaadaano wax uu yahay malahan
hassan - 2011-06-29 16:58:37 cabdalla sxb ma iska hadleeysaa qof walbo wuxuu utartamaa awaal marin kusaabsan hoosha uu haayo sida tusaalo ahaan ciyaartooy walbo wuxuu kuhanweeyn yahay inuu qaato awaal marinta ah best player in the world marka jilaa yaashana waa sidaas oo kale waxeey sameeyaan ineey abaal marin eey kuhelaan ayeey rawaan marka waa wax lagu qaslo inaad soo qorto isaga ayaa diiday who is he to refuse that honour marka sxb wax macquul ah meesha la imaaw sxb wax uu diidi karo malahan balse uma qalmo rag badan oo kaga leh oo kaga wanaagsan jilitaanka ayaa meesha jooga sxb kkkkkkkkkkkkk marka salman khan sxb meesha waxba kuma haayo marka wax macquul lasoo tag sxb isgaaan rawin iyo waxyaawaahaas oo kale waa sheekada caruurta
kadar moha - 2011-07-01 11:50:19 Shahrukhan- the best actor.......ciyaalkaan qeylinaya maxeey rawaan? abaal marin walba shahrukhan asaga ayaa leh, "My name is khan" waa filin waalan, cadi ma'ahan, qofkaan daawanin filin baa u dhiman......................viva sharuu