Home
Celeberity News
Movies
Videos
Photos
Contact Us
7013
Tweet
Fanaanka Gulled Ahmed oo ka Tumay Virginia
sahro
-
2011-10-04 03:43:50
guled walaalkis waad ku mahadsan tahay ha joojin dadaalkaada halkaas kasii wad teeda kale ha ugu dhiibin deeqda bahalada xamar joogo qof aamin ah u wakiilo jilaa waxaan kaloo idin weydiina away barnaamishyadii uu ku dhawaaqay kaynaan inoo ilmaha somaliyeed lacag ugu uruinaayo mise waa qawda maqashii waxna ha u qaban
IDMAN
-
2011-10-04 06:59:04
guuled fanaan jira ayaa tahay kana damqaday dadkiisa dhibatesan dadkada ayadna fanaan utahay dad la.an waxba inaad noqon laheyn.. kuwi kutageri lahay waa kuwaas dhiban oo gajo darteed tiin tinka lacunaya sida SAHRO eyjsheekta muqdisho waxa jooga yibiro ee kuwaas waxba ha ugudhiibin ee dad muslim ah oo sida aad ugu dhiibto masakiinta ugu dhibaa ugu dhiib bro saas kuwad oo hacaajisin
Hibo
-
2011-10-05 12:36:22
wowww fanaan qaali ah, Gulled walaal codkaga waan ka hela heesahaga dhan baabuur ku dhageesta, ilaah garabkaga ha galo.
lucky
-
2011-10-11 16:17:36
kkkkkkkkkkkkkkk
Please!
Login
or
Register