Dhagahboor Boy - 2011-11-03 21:31:13 Eesh calaa xalaflad bajaqdoodhan baa isugu timi lakin hablahenina way naax naaxeen inamadii somalidana dhuudhubni war kacoo gymkataga is dhisa (feedha yare) ayaa loogu yeedha inamada somalida calashaan way dhuudhuban yihiin Lol Dont get me wrong its just (Opinion)
ibrahim - 2011-11-04 02:31:56 xaflada caadi ma ahan waa la baashaalay ee meeqo dhalo ayaa la jajabshay lol
runsheg - 2011-11-04 06:06:38 waleeeeeeeeeeeee mesha maxaa ka dhay somalida sidan miyaa u danbeyday
xishodka waa laga tagay dhaqankii somali dhulka ayaa lagu jiiday
wadanka nabad allaha noo ga dhigo dhaqan celin badhan ayaa loo
bahan yahay
saadaq - 2011-11-04 06:38:56 horta fanaaan siidisaba waa wax aan fiicneen kaaga siidaranee iyada oo ay heesu xumaayeen ayay haana waxa ay ku darsadeen qawanaaan war xishooda alle agtisa ayaa loo labanayaa ee sida isku dhaama hablaheenow xishooda
sumeyo - 2011-11-04 08:07:13 maxaa ugu mashquuleysaan marka hore idinka tiina ka fikira qofwaliba wuxuu geysto ilaahey baa kula xisaabtamaayo ee idina ka joojiya sawaariiqda somali maryooley warlee ka adagtihiin
Carab - 2011-11-04 08:39:26 asc dhaman inta damiirka ku harey runtii i n wax la,isku sheego weey fiicantahay ani dadka xaflada dhigtey waxaba iiga daran dadka dhahaayo yaan la,isku mashquulin .... hadii aad qaldantahay in lagu saxo isku mashquulid ma,ahan SUMAYO is qabo Somali maryooleeyna Koow aa katahay ee ha,is ceeyn
shukri - 2011-11-04 11:24:17 asc dhamaantii marka xikta anika waxaan dhihilahaa waa dad bili adan eh in wax la isku sheekana maxumo marka haloo duceeyo in uu ilaah soo hanuuniyo sheeydaan ayaa aduunkaan u dhalaaliyee.......... thnks jilaa
xasan - 2011-11-04 15:08:37 war waxaan fiiriya sida ay u fool xun yihiin kuwaan looguma talagalin in ay joogan yurub dadkii loogu talagalay waa anaga waxa meesha ugu qurux badan waa bishaaro ali baando waxa kale waxay u egyihiin xabashi iyo jareer yaan ka tagin fanaanadeena qaaliga ah ee maryan mursal waxa kale alaha aruuriyo ileen wax fuul xun unba meel xun lagu arka waxay rabaan in ay is muujiyaan dakii fiicna xaflada kasoo qayb galay sawiradooda maxaa loo arki waayay iyaga ka xoogay
anisozope - 2011-11-04 17:45:53 inaali lahi wa inaa ilayhi raajicuun war maxaa kudhacay soomalidayni
anisozope - 2011-11-04 17:47:40 inaa lilahi wa inaa ilahi raaji cuun war maxaa ku dhacay somalidayni
ibrahim - 2011-11-04 18:52:46 ileen hadii yurub la yimid waa la dabaa loowaa halaween maxaa somali ka galay waa culture umad kale ay leeyihiin ee somali culture keeda ma ahan marka dharagti ayaa idinka badatay balyayeheey wijiga yaanyuureed lehi tuf ku bexee lol don't forget u r who u r bye
ajaaja - 2011-11-05 03:47:12 cajaaib sheeqoow reer uk waa shidanyihiin hadayba doon inta isku balansadaan dharkana iska dhigayaaan waxaasa kaa fisqi ah alow hanoo soo dhaween unukua iyo intiikaloo xishoodka ku danbeeyoba iyaaaaaaaaaaaaaaaa holowiin aaaaaaa
cadnaan - 2011-11-05 04:41:27 waxa walbo weey dhacaan dunida raaxo iyo raafaad hadaad shaqdiina noqoto tumasho iyo iyo nolsoha xun aad ku raaxeysato abaalkeeda waa maalinta aaqiro kuwaan sidaan ayee janada u moodeen in eey tahay janada laakiinse waqtigaa ididdn sugayo iyo geeri dhab aha aan meelna lagu oran kareen saaxib ibad baadi saaxibadeey meeday meel aan laga soo carari kareen taasina waa qiyaamo isha alaah ilaah ha idiin soo hanuuniyo ilaahbaa wax hanuunsho
xaàaaax - 2011-11-05 06:55:08 Warya tan diraca madoow naasa qurux ayaa
Ku yalan, kuwas ninki helay Wu noladay.... xxxxx wan ku sigeystay
sahro - 2011-11-05 16:42:06 oo islaanta maryan maxaa waalay dhoocilahaan yey ku waalin xishoodkii iyo dhaqankii gabdhaha somaliyeed lagu yaqiin wey ka tageen teeda kale nagaha jabutiyanka rag ceshto maleh miyaa maxaa waalay naa isku xishooda magaca somali sharaftaad uga dheshene balaayo dhaqan gaalo jecele
Nl gangst - 2011-11-06 12:06:57 Eber waye somali wa u dhamatay dadkan hada maxa la dhihi kara ma dad diinta hesta mise haysan naag cowradeda bananka taalo oo faan u mudo acuudi bilahi mini shaydani rajin dadka dhahayo wwww wa shidan tahay an la yabay ma saan diinta qabta naag cowradeda fedan ad aragto dhahdo www wa shidantahy ilahow na amanso diinta nagu dil alshabab marka la tabayo markan camal waye walahi oo walo bahan yahay la dhahayo waxan camal markan arko waye gortan alshabab tawayo kkkkkkkkkkkkkk
Jini - 2011-11-07 10:32:26 Toloow Somali Sidaan Maa U Dambeesay....Waxaan Ka Sii Yaabay Habrihi Iyo Odeyaashiii Dhalan Yarada Wax Qaldan Ka Celin Lahaa Ayaaba Sidaan U Tumanayo.... Meesha Wax Dhalan Yaro Maba Joogaan,..... Habyahan Ilmaha Ay Dhaleen Dhibkooda Ma Yaro
maryama - 2011-11-08 06:57:22 xaflad MAC ISI magac miyaana bisinka walbo mac ma isa siinayeen waa yaabe aniga...
jajaja - 2011-12-02 21:37:39 ish calaa xaflad caadi ma ahan mac isii sii waraa mama maryan mursal xitaa waan u jedaaa meshan laguma kala harin walee culumo ma joogto hala bashaalo al shabab ayaan soo socdan mardhaw ingariiska marka intey soo maqan yihiin jaaniska halaga faa iidesto waan ku salamaa maaamiiiiiii waraaa dhulka xitaa mala nacay asaa doon la aaday yaaab dadka ingariiska isugu yimid cadi ma ahan waaa time kina viva mac isii siiii
fare - 2012-01-21 22:53:55 Waa lalumee ilaah haloo soo noqdo
mucad - 2012-02-02 18:08:50 asc all muslim marka hore xaflada masha alaah aye eheed koley sidaan uga jeedo mida labaad gabdhaha walalahey ee somaliyeed waxaan leeyahay wallyaal ilaahay usoo noqda ilaahay waxaan kabar yayaa in nuu nisoo hanuuniyo amiiin asc
samka - 2012-03-09 07:20:47 Nin waliba naftiisa ayuu masuul kayahay horta,Lakin waano ayaa leesku leeyahay ma wanaagsan nin iyo naag in lee wada dhax boodo, dad diin islam ah sheeganaayo ayaanu nahay waxaa wanaagsan dumarka waa in uu ka fiirsadaa wax uu maanta sameynaayo ragga waa in ey celiyaan meesha waxaan u jeedaa dad wada dhumsan. Hadana aan iska qabaneynin wax yaabaha foosha xun dumarka waa qaawan yihiin, waxaan rajeynaa dadka xaflada noocaan ahi qaban doonaa marka kala in eysan copiyenin dhaqanka qaalada.Ey ku dhaqmaan tii ey farayso dhaqankooda iyo tan diintoodaba. Maahee meesha wax fiican kama arko , dumar is wada qaawiyey oo umoodo in ey korkooda ku qanacsaneyn ey ka raadinaaya in ey dadka xakimaan waxaa idiin wanaagsani in aad is asturtaan. raggi baada daboolane maxaa wada qaawiyey mise quruxda beenta ah oo yurub taalo miyaa run lamooday. insha alaah waxaan jareynaa in ilaah soo hanuuniyo. tan maanta ma arki karaano lakin berito ayaad ka shalaan lakin weli janiska waa uu badan yahay ha leeys asturo fadllan. somaliyey iyo qolada mac isii party sameeyo marka danbe yaan la qaban party faqsi. fadllan.
mahamed - 2012-03-18 08:19:12 walalo yaal marka hore waa idiin salaamayaa laakiin halkaad maraysaan waa gaallimadii caday e dhaqaniyo diin baynu leenahaye ilaahay halag baqo oo losoonoqdo