
David Beckham oo dabka Olombikada keenay dalkiisa.
2012-05-19 19:26:20
Iyadoo Ciyaaraha Olympicada sanadkan lagu qaban doono magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa waxaa dabka holaca ama tooshka ay caanka ku yahiin ciyaarahan soo qaaday kabtankii hore ee xulka Ingiriiska David Beckham iyadoo ay boqortooyada dalkaasi u wakiilatay inuu dabkaasi keeno London asigoo....
Shahid Kapoor Oo Amaanay Salman Khan.
2012-05-19 09:40:48
Salman Khan waa jilaa dhan weliba ku wanaagsan dood la,aan, sidaas waxaa yiri Shahid Kapoor, iyadoo su,aal ah ma dooneysaa inaad noqoto fanaan sida Salman Khan oo kale ah la weydiiyay Shahid? wuxuuma ku jawaabay, marumeysni inuu jiro qof noqon kara Salman oo kale, xitaa qof isku dayi kara inuu jiro....
Will Smith Oo Dharbaaxay Weriye Isku Dayay Inuu Dhunkado+Video.
2012-05-19 08:59:48
Xidiga caalamiga ah ee reer Mareykan Will Smith ayaa dharbaaxay weriye u dhashay dalka Ukraian oo isku dayay inuu dhunkado xili uu ku dul socday Will Smith sajayada guduudan, isagoo xayisiinayay filimkiisa cusub ee \"Men in Black3.{loadposition user4}
Waxaa lagu faafiyay bogga (TMZ) oo ka hadla....
Bipasha Basu iyo John Abraham Oo Kulmi Doona.
2012-05-18 09:54:43
Waxaanu horay u sheegnay in dabaal dega maalinta dhalashada soo saare Karan Johar ay ku kulmi doonaan Salman Khan iyo Shah Rukh Khan, laakiin waxaa kaloo goobta isku arki doona lamaane is waayay waayahaan.{loadposition user4}
Wararka ayaa sheegaya in xidigta Bipasha Basu iyo gacaliyeheedi....
Madhuri Dikshit: Dhalasho Wanaagsan.
2012-05-15 12:10:00
Boqorada Quruxda Bollywoodka Madhuri Dikshit ayaa u dabaal degtay sanadkii 45-naad, waxeyna la dabaal degtay odageeda iyo labadeeda caruurta ah.{loadposition user4}
Madhuri Dikshit waxa ay mar dhaw kaso muuqan doona filimada \"Dedh Ishqiya ? Gulab Gang, waxayna ka cayaari doontaa dowr....
Katrina Kaif Oo Sheegtay Inay Sugeyso Qofkii Nolosha Lawadaagi Lahaa.
2012-05-15 11:52:35
Katrina Kaif waa mid kamida hablaha ugu quruxda badan Bollywoodka laakiin maxay quruxdeedu tereysaa weli waa doob atariishadu, ha yeeshee waxa ay daaha ka qaaday inay dhowreyso kii nolosha la wadaagi lahaa.{loadposition user4}
Mar wax laga weydiiyay xiliga ay guursaneyso, waxa ay ku....
Qoyska Reer Kapoor Oo Diyaar U Ah Inay Mar Kale Qabsadaan Bollywoodka.
2012-05-14 07:52:46
Sanado badan oo lasoo dhaafay waxaa qabsaday Bollywoodka oo heystay qoyska reer Khan, gaarahaan Shah Rukh Khan, Aamir Khan, iyo Salman Khan, kuwaas oo xero gashaday shirkadaan, kasbadana quluuxba teegayaasha, iyagoo soo bandhigay waxyaabo aad looga helay.{loadposition user4}
Laakiin hada....