|
|
|
Don 2
Release Date: 2011-12-23 | Runtime: 146 mins | Production Budget: $16.7 million | Cast: Shah Rukh Khan, Florian Lukas, Om Puri , Priyanka Chopra, Genre: Action, Watch Trailer Screen Shots |
Don 2 Filimka Afaraad ee Ugu Bilowga Wanaagsan Taariikhda Shineemooyinka India.
2011-12-24 18:00:47
Filimkaan uu hogaamiyaha kayahay Mr Shah Rukh Khan atariishana ay katahay Priyanka Chopra ayaa waxaa lasii daayay 23-kii bishaan Desembar isagoo noqday filimkii afaraad ee ugu bilowga wanaagsanaa taariikhda shineemooyinka India wuxuuna boos wanaagsan kagalay kala horeynta iskoorkaas.{loadposition....
Shahrukh Khan iyo Priyanka oo Don 2 , Goos-gooska iyo kaartadiisa sii daayay.
2011-11-04 22:04:52
Jilaaga Shahrukh Khan ma ahan mid ku eg Ra.One kaliya sanadkan ee waxaa bisha soo socota usoo baxaya filinka uu aktarka ka yahay ee Don 2 , kaasoo ah waliba filin action thriller ah , iyadoo King Khan ay la waddo atriishada Priyanka Chopra , waxaana soo saare ka ah Farhan Akhtar waxaana....