|
|
|
|
A Separation
Release Date: 2011-03-16 | Runtime: 123 mins | Production Budget: $500,000 | Cast: Peyman Maadi , Leila Hatami, Sareh Bayat , Genre: Drama, Watch Trailer Screen Shots |
Nin iyo xaaskiisa aya dhibaato wajahaya kadib markey isku qabtan ineey wadan kale u guuran, arima dhaqaale iyo nolol la xariira owgeed. Filmkan ayaa matalaya Iraniyiin Nader (Peyman Moaadi) oo ku matalaya aabaha iyo Siman (Leila Hatami) oo ku mataleysa hooyada filmika aya iska leh hal gabar oo kaliya waxeena gacanta ku hayan aabaha Nader oo qaba cudurka 'Alzheimers'. Simin ayaa rabta ineey wadan kale u guurto sey u hesho nolol fiican oo ka wanaagsan tan Iran. Halka uu Nader ka rabo inuu dhaqaaleeyo aabihis xanuunsan. Ugu dambeynti Simin waxey door bideysa iney iska furto ninkeeda oo dibada uga dhoofto Iran ayada iyo gabadheeda. Waa film aad u qiiro badan oo go'aan adag la kala qadanayo.