|
|
Agneepath
Release Date: 2012-01-26 | Runtime: 2hr 48min | Production Budget: US$13.64 million |
Cast: Hrithik Roshan, Om Puri , Priyanka Chopra, Rishi Kapoor, Sanjay Sunil Dutt, Genre: Action, Thriller, Watch Trailer Screen Shots Hits: 11452 |
Filimkaan Agneepath ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya jilayaal caan ah sida Hrithik Roshan, Priyanka Chopra, iyo Sanjay Dutt oo ku metelaya filimka magaca 'Kancha Cheena', waxaa kel oo ku jira filimak Rish Kapoor Aabaha jeceylka, Hrthik Roshan ayaa isna ku jili doona filimka magaca 'Vijay Dinanath Chauhan' halka Priyanko loogu yeeri doono Kaali.
Priyanka iyo Hrithik Filimka Agneepath 2012.
2011-12-18 16:15:17
Priyanka Chopra iyo Hrithik Roshan waxa ay wada jilayaan filimka \"Agneepath\" waana filim aad loo wada sugayo, labadaan jilaa ayaa kamida jilayaasha ugu shidan xiligaan Bollywoodka, waxaana filimkaan horay loo jilay 1990kii iyadoo uu hogaamiye ka ahaa xiligaas xidiga weyn ee Amitabh....