|
Ek Tha Tiger
Release Date: 2012-08-00 |
Cast: Salman Khan, Katrina Kaif, Genre: Action, Romance, Thriller, Watch Trailer Screen Shots Hits: 19562 |
Waa film romance, thriller, iyo action iskugu jira. waxa atoore ka ah Salman Khan atariishan Katrina Kaif. Filmkan waxa qorey isku soo sarayna Aditya Chopra, halka uu soo sare ka yahey Kabir Khan.
Filimka Ek Tha Tiger Oo Lasaadaalinayo Inuu Dhaafo 200-crores.
2012-07-22 18:57:08
Qeybta labaad ee sanadka 2012, waxaa soo baxaya filimo badan oo Bollywood ah, oo qaarkood si gaara loo daneynayo, waxaana loogu hadal heyn badanyahay filimka ay isla wadaan Salman Khan iyo Katrina Kaif ee Ek Tha Tiger.{loadposition user4}
Sheekooyinka filimkaan ayaa tilmaamaya in laga....
Mashallah Katrina Kaif iyo Salman Khan
2012-07-14 01:40:28
Mashallah waa hees ka mid ah heesaha ku jiri dona filmka Ek Tha Tiger ee soo wadan Salman Khan iyo Katrina.
Heestan oo kalmado ka mid ah ey carabi yihin ayaa hadana labada jilaa eysan kala dhicin oo ciyaar lalo dhaco soo ban dhigeen.
Filmka Ek Tha Tiger aya lugu wada inuu shaneemada soo....