HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
RA.ONE Release Date: 2011-10-26 | Runtime: 154 mins | Production Budget: $23.75 million |
Cast: Shah Rukh Khan, Kareena Kapoor , Arjun Rampal ,
Genre: Sci-Fi, Adventure, Action,
Watch Trailer Screen Shots

Filinkan ayaa waxa soo saare ka ah Anubhav Sinha iyadoo ay Shahrukh Khan la wadaan Kareena Kapoor iyo waliba Aktarka Arjun Rampal waxana la rajeynaa inuu noqdo filinka ugu qaalisan Bollywood maadaama lagu baxiyay lacagtii ugu badneyn ee abid la galiyo filim , iyadoo lagu soo dhigay wadama kala duwan sida Germany , UK iyo waliba dalal kale .

Filimada Ugu Guulaha Badan King Khan Waa Kuwee? 2012-03-06 08:35:59 1. Don 2* (2011) - 210 cr2. Ra.One* (2011) - 202 cr3. My Name Is Khan (2010) - 200 cr4. Rab Ne Bana Di Jodi (2008) - 158 cr5. Om Shanti Om (2007) - 149 cr6. Dilwale Dulhania Le Jayenge (1995) -122 cr7. Kabhi Khushi Kabhie Gham (2001) - 117 cr8. Kabhi Alvida Na Kehna (2006) - 113 cr9. Don (2006) -....
Ra.one Oo Lagu Soo Banadhigayo Dalka Masar. 2011-12-18 09:51:45  Masar ayaa diyaar garow ugu jirta bandhiga Filimka cusub ee Ra.one oo isbuucyada soo socda lagu soo bandhigi doono wadankooda, waxaana filimkaan jilay Shah Rukh Kha iyo Kareena Kapoor, Masar waxa ay baratay filimada Indiga 1975kii oo lagu soo bandhigay filimo  badan oo Hindi ah, wexeyna....
Salman Filinkiisa Bodyguard oo hogaaminaya loolanka Ra.One kala dhaxeeya 2011-11-11 19:01:14 Filinka Ra.one ee uu Shahrukh Khan ka yahay aktarka ayaa ku guuldareystay inuu jabiyo rikoorkii u yaalay filinkii Bodyguard ee Salman Khan  , waxaana Ra.One uu keenay isbuucii ugu horeysay 92 crore halka uu Bodyguard keensaday 100 Crore inka yar isbuuc. waxana ay Ra.one  ku qaadatay inuu....
Daawo Goos Gooska Filinka Shahrukhan ee Ra.One 2011-10-15 13:24:29 Filinkii la wada sugayay ee Shahrukh Khan oo lagu magacaabay Ra.one oo soo soo bixi doona todobaadka soo socda ayaa waxaa la sii daayay Goos Gooska (Trailer)   ah Muuqaalka Meelaha ugu xiisaha badan Filin iyo waliba hees ka hadleysa sidii loo sameeyay.{loadposition user4}Filinkan ayaa....