HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
Bodyguard Release Date: 2011-08-31 | Runtime: 132 mins | Production Budget: $11.4 million |
Cast: Salman Khan, Kareena Kapoor ,
Genre: Comedy, Action, Romance,
Watch Trailer Screen Shots

Filimkan ayaa Qisadiisa ku saabsantahay Jilaaga Salman Khan oo ilaalo gaar ah u Kareena Kapoor taasoo jaceyl aad u xiiso badan uu dhex marayo  labadooda .

Salman Filinkiisa Bodyguard oo hogaaminaya loolanka Ra.One kala dhaxeeya 2011-11-11 19:01:14 Filinka Ra.one ee uu Shahrukh Khan ka yahay aktarka ayaa ku guuldareystay inuu jabiyo rikoorkii u yaalay filinkii Bodyguard ee Salman Khan  , waxaana Ra.One uu keenay isbuucii ugu horeysay 92 crore halka uu Bodyguard keensaday 100 Crore inka yar isbuuc. waxana ay Ra.one  ku qaadatay inuu....
Daawo Heesta I Love you ee Bodyguard 2011-08-01 11:07:19   Filinka cusub ee  Salman Khan iyo Kareena Kapoor ee lagu magacaabo Bodyguard , oo lasii deyn doono 31 bishaan Augost ayaa waxaa lasii daayay hees ka mid ah heesaha filimkan iyo boorsamiindada ama goos gooska.   Filinkan ayaa la rajeynaya inuu noqdo mid cirka isku shareero....
Daawo sawirada Filinka Bodyguard 2011-07-20 00:30:07 Filinka Bodyguard  oo dhawaan soo baxaya oo ay wada jilayaan Salman Khan iyo Kareena Kapoor ayaa waxaa la sii daayay qaar ka mid sawirrada filimkan oo ah Filin Romantiv Action ah waxaana soo saaray filinkan oo dib loo sameeyay directorka Siddique.{loadposition user4} Filimkan ayaa....