|
|
|
|
Desi Boyz
Release Date: 2011-11-25 | Runtime: 122 mins | Production Budget: $12.35 Million | Cast: Akshay Kumar, John Abraham, Deepika Padukone, Chitrangada Singh, Genre: Comedy, Drama, Watch Trailer Screen Shots |
Akshay heestiisa Allah Maaf Kare ayaa u shidan Desi Boyz [Daawo]
2011-11-19 15:07:44
Jilaaga Akshay Kumar heestiisa \"Allah Maaf Kare\" ayaa noqotay tan ugu xiisaha badan filinka Desi Boyz, ee dhawaan soo baxay waxaana heestani uu Akshay u matalay si wanagsan iyadoo uu ku jilay inuu ka helayo atriishada Chitrangada Singh oo iyana mataleysa macalimaddiisa iskuulka.....
Akshay Kumar: Sanadkan Desi Boyz ayaan ku soo shartagi doonaa.
2011-10-12 11:50:33
Jilaaga ku caan baxay Action-ka ee Bollywood Akshay Kumar oo caan ku ahaa sanad waliba inuu keeno filimo tira badan ayaa sanadkan 2011 oo dhan jilay laba filim oo mid ka mid ahi uu soo baxayo dabayaaqada Bishaan November, waxaana filinkaasi lagu magacaabaa Desi Boyz iyadoo ay isla wadaan John....