HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
1/38
Don 2 Release Date: 2011-12-23 | Runtime: 146 mins | Production Budget: $16.7 million |
Cast: Shah Rukh Khan, Florian Lukas, Om Puri , Priyanka Chopra,
Genre: Action,
Watch Trailer Screen Shots
Filimada Ugu Guulaha Badan King Khan Waa Kuwee? 2012-03-06 08:35:59 1. Don 2* (2011) - 210 cr2. Ra.One* (2011) - 202 cr3. My Name Is Khan (2010) - 200 cr4. Rab Ne Bana Di Jodi (2008) - 158 cr5. Om Shanti Om (2007) - 149 cr6. Dilwale Dulhania Le Jayenge (1995) -122 cr7. Kabhi Khushi Kabhie Gham (2001) - 117 cr8. Kabhi Alvida Na Kehna (2006) - 113 cr9. Don (2006) -....
Don 2 Filimka Afaraad ee Ugu Bilowga Wanaagsan Taariikhda Shineemooyinka India. 2011-12-24 18:00:47 Filimkaan uu hogaamiyaha kayahay Mr Shah Rukh Khan atariishana ay katahay Priyanka Chopra ayaa waxaa lasii daayay 23-kii bishaan Desembar isagoo noqday filimkii afaraad ee ugu bilowga wanaagsanaa taariikhda shineemooyinka India wuxuuna boos wanaagsan kagalay kala horeynta iskoorkaas.{loadposition....
Yaa Lajilaya Shah Rukh Khan Don 2 ? 2011-12-13 09:57:27 Shah Rukh Khan waxa uu soo wadaa Filim aad loo wada sugayo oo lagu magacaabo Don2, waxaana lagu wadaa in filimkan uu soo boxo 23- December ee 2011, iyadoo ay ka dhimantahay maalma kooban, waxaanu idiin soo gudbineynaa jilaayaasha lametelaaya fillimkaan King Khan iyo magacyada ay ku jilayaan....
Shahrukh Khan iyo Priyanka oo Don 2 , Goos-gooska iyo kaartadiisa sii daayay. 2011-11-04 22:04:52 Jilaaga Shahrukh Khan ma ahan mid ku eg Ra.One kaliya sanadkan  ee waxaa bisha soo socota usoo baxaya filinka uu aktarka ka yahay ee Don 2 , kaasoo ah waliba filin action thriller ah , iyadoo King Khan ay la waddo atriishada Priyanka Chopra , waxaana soo saare ka ah Farhan Akhtar waxaana....