HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
Shah Rukh Khan DOB: 1965-11-02 |
Filimada Ugu Guulaha Badan King Khan Waa Kuwee? 2012-03-06 08:35:59 1. Don 2* (2011) - 210 cr2. Ra.One* (2011) - 202 cr3. My Name Is Khan (2010) - 200 cr4. Rab Ne Bana Di Jodi (2008) - 158 cr5. Om Shanti Om (2007) - 149 cr6. Dilwale Dulhania Le Jayenge (1995) -122 cr7. Kabhi Khushi Kabhie Gham (2001) - 117 cr8. Kabhi Alvida Na Kehna (2006) - 113 cr9. Don (2006) -....
Farhan Akhtar Oo Ku Fikiraaya In Uu Mar Qura Lawada Shaqeeyo Salman Khan iyo Shah Rukh Khan. 2012-02-12 19:10:48 Farhan Akhtar ayaa ah soo saare aad u wanaagsan wuxuuna sheegay in uu niyada ku haayo in uu ka sameeyo qeyb labaad filimka DON oo guul weyn uu ku gaaray dhamaadki sanadkii hore, wuxuuna noqday mid aad looga helo oo shaashada si wanaagsan uga gadmay.{loadposition user4} Farhan ayaa hadalkiisa sii....
Shah Rukh Khan Oo Iska Diiday In Uu Sigaarka Iska Joojiyo. 2012-02-10 10:02:27 Shah rukh Khan waxa uu Sigaarka u cabaa si xad dhaaf ah wuxuuna sheegay wax ka badan hal jeer in uu iska dhaafi doono balse taasi waxa ay noqotay mid war ku siman oo wax ficila kuma uusan derin jilaagu, waxaana la sheegay xitaa inuusan isku dayin in uu iska gooyn karo iyo in kale....
Shah Rukh Khan iyo Rani Mukherjee Jilayaasha Ugu Shacbiyada Badan Dhinaca Caruurta. 2012-01-05 11:21:23 Labadaan jilaa ee kala ah King Shah Rukh Khan iyo Boqorada Bollywoodka Rani Mukherjee ayaa noqday jilayaasha ugu shacbiyada badan dhinaca Caruurta ee India, waxaana arintaan lagu ogaaday kedib markii 14 magaalo oo India  ka tirsan  Tiifiigu socdaal ku maray.{loadposition....
Don 2 Filimka Afaraad ee Ugu Bilowga Wanaagsan Taariikhda Shineemooyinka India. 2011-12-24 18:00:47 Filimkaan uu hogaamiyaha kayahay Mr Shah Rukh Khan atariishana ay katahay Priyanka Chopra ayaa waxaa lasii daayay 23-kii bishaan Desembar isagoo noqday filimkii afaraad ee ugu bilowga wanaagsanaa taariikhda shineemooyinka India wuxuuna boos wanaagsan kagalay kala horeynta iskoorkaas.{loadposition....
Yaa Lajilaya Shah Rukh Khan Don 2 ? 2011-12-13 09:57:27 Shah Rukh Khan waxa uu soo wadaa Filim aad loo wada sugayo oo lagu magacaabo Don2, waxaana lagu wadaa in filimkan uu soo boxo 23- December ee 2011, iyadoo ay ka dhimantahay maalma kooban, waxaanu idiin soo gudbineynaa jilaayaasha lametelaaya fillimkaan King Khan iyo magacyada ay ku jilayaan....
Nin Gurigiisa Matxaf Uga Sameeyay Shahrukh Khan [Daawo Sawiro] 2011-12-10 19:36:45 Nin taageera ama jecel xidiga Bollywoodka ee Shahrukh Khan ayaa gurigiisa waxa uu ka sameeyay Matxaf u gaara sawirada iyo muuqaalada Shahrukh Khan,ninkaan oo lagu magacaabo Vishal Singh waa 38jir ganacsade Hindiyaan ah, isagoo gurigiisa ku xardhay sawirada Shahruu.{loadposition user4}Vishal Singh....
Shahrukh Khan iyo Priyanka Chopra 'Zee Cine Awards 2012. 2011-11-28 09:57:00 Waxa ay ku dhawaaqeen qaban qaabiyaasha xaflada lagu qeybiyo abaalmarinada ee \'Zee Cine Awards\' in labada jilaa ee xaflaadaan lagu casuumi doono 2012 ay noqon doonaan Shahrukh Khan iyo Priyanka Chopra. {loadposition user4} Waxa ay intaas ku dareen qabanqaabiyaasha xafladaan in labadaan jilaa ee....