HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
Kareena Kapoor DOB: 1980-09-21 |
Kareena Kapoor Oo Uur Looga Shakiyay Daawo. 2012-02-06 21:43:10 Atariishada caanka ah ee Kareena Kapoor ayaa lagu arkay Garoonka iydoo isku dayeysa in ay qariso caloosheeda oo ilaa hada aan si rasmiya loo ogeyn waxa ku jira waloow warbaahintu siyaabo kala duwan uga faaloonayaan.{loadposition user4} Kareena waxaa la arkay iyada oo wax qarineysa, waxaana ilaa....
Kareena Kapoor Oo Ka Yaabsatay Saif Ali Khan. 2012-01-31 10:31:53 Kareena iyo gacaliyeheeda Saif Ali Khan ayaa wada jilaya filimka \"Agent Vinod\" oo lagu wado in uu soo boxo 23-ka March 2012, Saif oo amaanaya qalbigiisa Kareena Kapoor ayaa yiri waa qof aan caadi eheyn wexey sameysay shaqo wanaagsan oo lagu farxo.{loadposition user4} Labadaan lamaane ayaa wada....
Guurka Kareena iyo Saif Oo Lagu Dhawaaqay Xiliga Uu Dhacayo. 2012-01-06 11:50:45 Soo saaraha Filimka \'Agent Vinod\' mudane \'Sriram Raghavan\' ayaa sheegay in filimku soo gababagoobay kaas oo wax badan lasugaayay, waxaana hogaamiya ka ah Saif Ali Khan, iyadoo lasii deyn doonaa 23-March, Raghavan ayaa daaha ka qaaday in labada lamaane ee Kareena Kapoor iyo Saif ay galeen....
Kareena Kapoor Saif iyo Shahid yey Jeceshahay! 2011-12-25 14:27:41 Kareena Kapoor waxa ay hada lasocotaa jilaaga Saif Ali Khan oo ay isku yihiin far iyo faraanti iyagoo weliba carabaabay waqtiga ay is guursanayaan inkastoo dhaw jeer  ay hora sidaan oo kale ugu dhawaaqeen laakiin dib u dhac uu ku yimid, ha yeeshee markaan waxaa lasaadaalinayaa in ay is guursan....
Katrina iyo Salman Khan Oo Ugu Horeeya Tobanka Qof ee Google Lagaraadiyo. 2011-12-21 11:19:21 Waxaa lasoo saaray tobanka qof ee ugu badan ee laga raadiyo Google India gudeheeda waxaana kamida 10kaan shaqsi 5-jilaa oo Bollywoodka ah, laakiin waxaa layaab noqotay markii laga waayay dadkaan actarka weyn ee Shah Rukh Khan,{loadposition user4} Waxaana ugu horeeya liiska dhinaca Bollywoodka....