|
|
Don 2 Filimka Afaraad ee Ugu Bilowga Wanaagsan Taariikhda Shineemooyinka India.
2011-12-24 18:00:47
Filimkaan uu hogaamiyaha kayahay Mr Shah Rukh Khan atariishana ay katahay Priyanka Chopra ayaa waxaa lasii daayay 23-kii bishaan Desembar isagoo noqday filimkii afaraad ee ugu bilowga wanaagsanaa taariikhda shineemooyinka India wuxuuna boos wanaagsan kagalay kala horeynta iskoorkaas.{loadposition....
Katrina iyo Salman Khan Oo Ugu Horeeya Tobanka Qof ee Google Lagaraadiyo.
2011-12-21 11:19:21
Waxaa lasoo saaray tobanka qof ee ugu badan ee laga raadiyo Google India gudeheeda waxaana kamida 10kaan shaqsi 5-jilaa oo Bollywoodka ah, laakiin waxaa layaab noqotay markii laga waayay dadkaan actarka weyn ee Shah Rukh Khan,{loadposition user4}
Waxaana ugu horeeya liiska dhinaca Bollywoodka....
Priyanka iyo Hrithik Filimka Agneepath 2012.
2011-12-18 16:15:17
Priyanka Chopra iyo Hrithik Roshan waxa ay wada jilayaan filimka \"Agneepath\" waana filim aad loo wada sugayo, labadaan jilaa ayaa kamida jilayaasha ugu shidan xiligaan Bollywoodka, waxaana filimkaan horay loo jilay 1990kii iyadoo uu hogaamiye ka ahaa xiligaas xidiga weyn ee Amitabh....
Shahrukh Khan iyo Priyanka Chopra 'Zee Cine Awards 2012.
2011-11-28 09:57:00
Waxa ay ku dhawaaqeen qaban qaabiyaasha xaflada lagu qeybiyo abaalmarinada ee \'Zee Cine Awards\' in labada jilaa ee xaflaadaan lagu casuumi doono 2012 ay noqon doonaan Shahrukh Khan iyo Priyanka Chopra. {loadposition user4}
Waxa ay intaas ku dareen qabanqaabiyaasha xafladaan in labadaan jilaa ee....