HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
Shahid Kapoor DOB: 1981-02-25 |
Shahid Kapoor iyo Ranbir Kapoor Waa Saaxibo Isku Dhaw. 2012-02-13 19:10:53 Labadaan jilaa ee Shahid iyo Ranbir ayaa ah  xiligaan saaxibo aad iskugu dhaw, wuxuuna Ranbir Kapoor ka codsaday Shahid in uu kula rafiiqo safaro uu kumari doono aduunka Ranbir sanadkaan gudihiisa, Shahid ayaa dhankiisa sheegay in uu dib u habeyn ku sameyn doono jadwalka shaqadiisa si uu u....
Shahid Kapoor Oo Ku Dhawaaqay Guur. 2012-02-01 18:40:22 Shahid Kapoor oo kamida jilayaasha ugu muuqaalka qurxoon uguna jlida wanaagsan Bollywoodka ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqay in uu guursanaayo, xidigaan doobka ah ayaa sheegay in wixii xiligaan ka dambeeya uusan fadhi doonin gurina uu yeelan doono waqtiga ugu dhan.{loadposition user4} Shakid si toosa....
Aisha Takia Keebey Ku Nuuree Sedaxdaan Jilaa ee Shahid, Akshay iyo Salman. 2012-01-02 17:49:15 Atariishadaan lagu magacaabo Aisha Takia waxa ay kamid tahay jilayaasha da\'da yar ee Bollywoodka waana gabar muuqaal qurxoon eeba ugu deeqay iyadoo filimo la jishay atoorayaal kala duwan oo caan ka ah shirkadaan, waxaana  kamida sedaxdaan actors ee Salman Khan, Akshay Khanna iyo Shahid....
Kareena Kapoor Saif iyo Shahid yey Jeceshahay! 2011-12-25 14:27:41 Kareena Kapoor waxa ay hada lasocotaa jilaaga Saif Ali Khan oo ay isku yihiin far iyo faraanti iyagoo weliba carabaabay waqtiga ay is guursanayaan inkastoo dhaw jeer  ay hora sidaan oo kale ugu dhawaaqeen laakiin dib u dhac uu ku yimid, ha yeeshee markaan waxaa lasaadaalinayaa in ay is guursan....
Shahid Kapoor iyo Katrina Kaif Oo Filimkii Ugu Horeeyay Wada Jilaya. 2011-12-19 08:42:00 Kedib qilaafkii ka dhaxdhacay Jilayaasha Shahid Kapoor iyo Priyanko Chopra oo markii dambe laxaliyay ayaa waxa ay wada jlili lahaayeen labadoodu filimkii ugu horeeyay  ee uu soosaare kayahay Aabaha dhalay Shakid ee Bakash Kapoor,laakiin waxaa ra\'yi kaduwan midaas layimid Shahid Kapoor oo....