|
|
Ajay Devgan Oo Weerar Afkaa Ku Qaaday Hrithik Roshan.
2012-02-13 19:29:55
Jilaagaan canka ah ee Ajay Devgan ayaa amaanay Sanjay Dutt oo saaxibo isku dhaw yihiin halka uu dhinaca kale weerar culus ku qaaday Hrithik Roshan, Ajay ayaa yiri guul kasto oo ka timaada filimka cusub ee \"Agneepath\" waxaa leh Sanjay Dutt waana in sidaas la ogaado.{loadposition....
Hrithik iyo Xaaskiisa Suzanne, Lamaanayaal Is Jecel.
2012-01-27 16:27:34
Waxaan maanta idiin soo gudbineynaa jeceylkii dheeraa ee soo maray Hrithik Roshan iyo gacalisadiisa Suzaan Khan, labadaan ruux waxaa xiriir jeceyl dhaxmaray iyagoo caruur ah oo aad u yar yar sababtuna waxa ay eheed waxaa xiriir wanaagsan lahaa labada qoys ee ay kasoo kala jeedaan Suzaan iyo Hrihik....
Hrithik Roshan Lafdhabarka Bollywoodka.
2011-12-29 09:16:41
Jilaaga caanka ah ee Bollywood Hrithik Roshan ayaa ah actar aad looga jecelyahay dalka India iyo aduunkaba waana shaqsi waqti yar ku gaaray guulo muhiim ah waxaana loogu yeeraa jlaagaan lafdhabarkta Bollywoodka maadaama uu kamid yahay xidigaha waayihii ugu dambeeyay wacdarada ka dhigan....
Priyanka iyo Hrithik Filimka Agneepath 2012.
2011-12-18 16:15:17
Priyanka Chopra iyo Hrithik Roshan waxa ay wada jilayaan filimka \"Agneepath\" waana filim aad loo wada sugayo, labadaan jilaa ayaa kamida jilayaasha ugu shidan xiligaan Bollywoodka, waxaana filimkaan horay loo jilay 1990kii iyadoo uu hogaamiye ka ahaa xiligaas xidiga weyn ee Amitabh....