HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
Farhan Akhtar DOB: 1974-01-09 |
Farhan Akhtar Oo Ku Fikiraaya In Uu Mar Qura Lawada Shaqeeyo Salman Khan iyo Shah Rukh Khan. 2012-02-12 19:10:48 Farhan Akhtar ayaa ah soo saare aad u wanaagsan wuxuuna sheegay in uu niyada ku haayo in uu ka sameeyo qeyb labaad filimka DON oo guul weyn uu ku gaaray dhamaadki sanadkii hore, wuxuuna noqday mid aad looga helo oo shaashada si wanaagsan uga gadmay.{loadposition user4} Farhan ayaa hadalkiisa sii....
Akshay Khaana Oo U Careysan Soo Saare Farhan Akhtar. 2012-02-07 16:05:22 Maalma yar ka hor jilaaga caanka ah ee Akshay Khanna waxa uu cadeeyay in Khilaaf weyn uu kala dhexeeyo saaxibkii hore ahna soo saaraha filimkii \"Dil Chahta Hai\" ee sanadkii 2001 Farhan Akhtar.{loadposition user4} Jilaagaan ayaa sheegay in uu ka careysanyahay soo saare Farhan Akhtar iyo soo saara....