8581
Raaxo Shariif ma tahay Magool-ta cusub?
nasro - 2012-03-30 09:38:55 asc all aqayaarta webka aniga fikirkeyga waxuu yahy magool uma dhawa hadaana been la sheegeen inkastoy cod ledahy lkn xalimo khalif gaarto
baaca xaafada - 2012-03-30 09:54:43 kkkkkkkkkkkk Habar walba oo qurbaha ku daashay magool me iska dhig dhige ani ahaan waxanba qaba tan waxa uga dhaw magool habarta kalle ee raxma ruuxi la dhahao tasa xooga u dhaw tan aayad uma haayo
IDMAN - 2012-03-30 12:36:15 kakac dheh xalimo magool cidgareso majirto illaah ha uraxmadee rer qurbo iika cadi maahin qofka wasiwalayaan kabax lee lodhahaa cod aakugu goobtay cml kabacdi qofka waa iskalawayaa kkkkkkkkkkkk
duqa xafada - 2012-04-03 16:43:14 ka kac aa lagu dhahay dheh magool aa allaha u naxaristo lkn tan u ekasha iska daye masoo urin xita waqtigaga qaliga ah ha iska dhuminin ilmaha cajelada u duwo mesha waxba kuma heysidee abaaa
bahjo - 2012-07-01 15:07:54 Kkkkk haa midaan magool iga dhex magool ma dhiman watanaa noh idinka maxaad dadka ugu xumeyheysiin aqayarey u codeya noh