HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
4855
Knaan oo Vietnam dib ugu soo sameeyay heestii Waving Flag
qamar - 2010-04-02 13:50:21 keynaan reerkas aad gaartay yaah qatar aw foolxumo waa so caan baxday
yaasiin - 2010-04-02 15:01:00 qamar waan ka xumahay in aad astaanta umada somaliyeed ee 2010 aflagaadeyso adigoo gabar somaliyeed ah.
viola - 2010-04-02 15:08:26 qamar waan ka xun nahay madaama aad adigana is aflagaadeysay anagana aad na aflagaadeysay
sucdi - 2010-04-02 16:19:28 abaayo qamar ma aheyn qof aadan aqomn u laheyn in aad aflagdeyso waxa uu yahay asiga ayey dhibeysa balse magac somaliyed ka fiiri iyo sharafta hardanka uu ku jiro ee iska dhaaf hadii aadan rabin qof ama jecleyn ha dhibin ra,yigada ee reebo balse in aad aflageyso hadana uusna ku ogeyn waa foolxumo adigo ah gabar somaliyed
suhebo - 2010-04-02 18:10:03 qamar habata wadata haddana fanaanka qaranka maa laga celi weysay yahay ma xishooto naa orod k'naan waa nin qaranka somaliyed iyo kan africa u tagan
saman wade - 2010-04-02 20:51:07 doqon waxii u daran ma garato marka waxan oo la jeeda gabdhaas f.somali ceyneyso afku yuusan ku qaloocanin
ladan204 - 2010-04-03 08:13:10 waa mid qaldan oo wax ay sheegto weysan waxa laga yabaa qamar iney cuqdad qabto oo aysan fanaanka weyn ee k.naan u quurin sharafta ow leeyahay walh wan ku farax sanahay qof somali ah oo maanta heer kan gaarsan afkaaga ka bixi cuqdadana iska saar naaya
Aminhuriwaa - 2010-04-03 13:00:00 Waa wiil Soomaaliyeed,waana ku faraxsanahay hormarka iyo tartanka uu kujiro. Qamareey meeshaad ka aragtay oo aad colaadda kala qaaday manaqaano.Iska iloow collaadda Soomaali dhexmartay,ee fiiri magaca Soomaaliyeed.
gadiid25@hotmail.com - 2010-04-03 13:03:59 Guul noo soo hoyatay.
darba - 2010-04-03 13:19:38 k,naan koley waan ku arki doonaa meeshaad kudambayneyso , waan kufarxilahaa hadii aad heesta afsoomali aan kudari lahayd ,Tankale Vidnaamba waad taktee maxaa soomalida utagi weysay ,
khadija - 2010-04-03 14:03:04 masha'alaah kanaan aad ayaan ufarxay adiga oo ah will somali anigana waxaan ahay hooyo somali ilahay ha ku siyaadiyo ilaahayna ha ku kordhiyo hooyo waxaan jeclaan lahay youth somali oo ku dhibaataysan wadankan Canada aan joogno adigan joogto inaad motivation aan u noqoto haduu ilahay yiradho qayr ayan ku dhaafay isha baxarka ayaan ku dhahay hooyo
Anas - 2010-04-03 14:11:42 qamarey qabiilkaga haduu ahaan lahay waan hubaa inadan san uhadasheen laakin oqow doqonyahey mararka qaar magaca waa lo dhintaa fool xumo hadad shegeysidne ma umaleynaayo nin ka sojeda sinjiga somaliyeed inuu fool xunyahay hadaba m/r k nan waa somali dhamana dad badan oo d/r ah ama eng/r ah ama wadado ah wax walbo kadooro aan ku dhihi lahay wii kas waa somali intaas aa sharaf noo ah hada nahay somali
ABUYACQUB - 2010-04-03 14:15:59 sow dad islaama maahidina ma waxaa ku faraxsantahiin oo u duceyneysiin shadaadiinimo iyo in gaala raac la noqdo kolley isaga oo kale somalia umana soo laabanaayo mana u ogolin ee calanka islaamka waxii waafaqsaneen fannaan iyo shayaadiin intaba waa la rajminaa BI IDNILLAAH tacaalaa ;; maa taageertaan mujaahidiinta markaa taageeraysaan qof shaydaanimo u labistay shacabkaygoow usoo jeesta cadawga inaa wadanka ka sarno iyo RIDADA ee iska dhaafa waxaan maaweela shaydaankaa SCW
salma - 2010-04-03 14:30:19 waxaan kufaraxsanahay wiilkaan soomaalida magaceeda kor uqaaday waxaana leeyahay siiwad hoosha aad kujirto
no shabaab - 2010-04-03 14:32:26 horta ninkaan al shabaab maxaad ku keentay in aad webkaan aad soo booqatid maku soo qaldantay mise hees ayaad ka soo raadisay
hab - 2010-04-03 16:27:33 waryaada waxaa waaye gabartaan daarood waaye xabadki darood oo k'naan maqlo wadnaha istaagaayo dhib aa heeyst waxey u heystaan in soomaaliyo leeysku heysto k'naan waxa u tagay hargeysa djabuuti meeshi nabad ahna wuu tagi doonaa
shamso - 2010-04-03 17:53:43 Allah haa kuu soo ha nuuniyo Knaan jiidka toos iyo anakaba Amiin
sankaUSA - 2010-04-03 18:05:40 Qamar walaal aad ayaan uladhacsantahay sida aan filaayo Aflagadada Dalkaada Sharafta leh iyo Dadkaada aanan kadhicin e ogow (heybad waxaad kuleedahay dalkaadaHooyo)
Puntland-boy - 2010-04-03 18:23:57 Fanaankan Soomaaliyeed, waa astaan waana sharaf u soo hoyotay dadka Soomaaliyeed Kenaan waxaan qabaa inuu sumacadii Soomaalida kor u qaadey kuwa halka ka maagaya fanaankeena qaran waxaan lee yahay xishooda waliba dumarka halka iska qoraya waxey doonaan Jamaican ka aad raacadan iyo nimanka ajanabiga iska ilaasha noo daaya dadkeena bulshadeena magaca u sameynaya Long live Kenan
ibrahim - 2010-04-03 20:26:16 k'naan waa fananka kaliya ee somalia manta adunka ugu jiro qofka ka so horjesan karana ma leh qamar lkn cuqdadley waye waxa laga yaba qabiilkuu kasoo jedo in ey cadawad u qabto miskiin dheh lkn k'naan waxba kama usan haleyn sis adeyna ceb ku tahay dadka dhana mid kugu fikrad ahna ma leh sorry hiiiiiiiiiii
qadar yare - 2010-04-03 20:58:14 k"naan rageedi waaye ibaashaal rageedi
halgame - 2010-04-03 23:11:45 aslamu calleeykum waraxma tullaah dhamaantiina walalala yaal, salaam ka dib waxaan rabaa laba qofba inaan u jawaabo abu jacquub ninka la baxay iyo gabadha qamar ah oo bilaawday hadalada gefka ah, marka hore abuyacqub wuxuu dhahay maad taageertiin mujahidiinta waxa uu ka wadana waan wada fahamsanahay runtii waa nasiib daro inaad abuyacqubow mujaahid ku tilmaanto nin dad diigiis iyo maalkiisa baneeystay waxa aad taagereysana maahan wax xaqa waafaqsan ee waa duli iyo alshabaab sheeydhaan kulana yaabi maayo oo waxaad tahay dadkii guryaha islaameed iyo xoolaha islaameed ku soo koray hadana madaxa laga badalay oo loogu sheekeeyay denbigii hore waa lagaa dhaafaaye caruurta iyo haweenka laay marka kolleey hanuun ayaan kuu rajeeynaayaa waxaad tahay nin madaxa laga badalay ,tan kale qamar keliya adiga waxaan kuu soo qaadanaayaa mahmaah, TUKULUSH TIMIR GAARI WAAYAY WAXA UU YIRI WAA QARAAR , sidaas darteed waxaan u maleeynaayaa inuu kugu daadiyay k,naan ka dibna aad halkaas kala dagaashay good bye
ruush - 2010-04-04 06:08:40 oo kaalay kan kaynaan isku magacaabay maa dabamadoobuu ahaa hayaay maa anaan garan igatag majirtide waxaad tahay nin aan dad kadhalanin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Amiir - 2010-04-04 07:10:50 waacajiib 22 comment ayaa qoran 2 kamid ah ayaa mucaarud kunuqday k'naan 20 waa eeyfaaniyeen waxeena kufaraxsanyihin marka waxaan su'aal weeydiinaya inta kufaraxsan k'naan, mawaxaad kuraacdeen qabiilkiisa oo aad is kuheeb tiheen idinkama aha wadaniyadnimo ama Somalinima maxaa yeelay waan isnaqaan hadaan nunahay Somali waxaan aamin sanahay Qabiil is kaba daa sheeqyadeeni ayaa aminsan qabiil
QAMAR TAGEERTO - 2010-04-04 07:23:39 QAMAR WAA RUNTED WAA QURUN FOOL XUN QONKISA MAGACA KA DILAY BAL MUSLIN BAN NAHAY MA FAN BA NO AH FAAN MUU QURAAN KU TARTAMO HADDII U YAHAY QOF QUMAN CODKAS MUU BOQOLAL MUSLIMINAKA KAGA QUSHUCIYOO OO QURAAN KU AQRIYO SOMALI QABALAY QABIIL BA IDIN QADAY IYO QAB LA'AAN EE IS QABTA WAD QYBATEEN
VIVA boy - 2010-04-04 08:59:01 qamar abaa ku siigeysa noh sexyboy waayeee maxaa u fiirihee wajigiisa indhaha isku qabso nalkana danso kkkkk
qasaaaye - 2010-04-04 09:03:52 qamar adiga waa laga yaban yahay ninkaan meel kale a ku heesata an umaleena misa heerka o gaarsisan yahay a ku heesata somali saan unahay anaga wax is kuma ogolin wiilkaan somaliga heerka o gaarsisan yahay maanta somali dhan wa ku faraxsan tahay macaa alshabab ee walaley ka dhamoow ninkaan
nihaa - 2010-04-04 12:13:18 aduunka waxa u ka koban yahay 195 wadan waxa ciyaraysa world cup 32 wadan inta kale na wa dawadayasha intas waxa so hor istagayo k'naan wa la is waydiyay intu ka so jeda somalaiya aya la dhahay baritan kadib waxa somaliya baratay 195 wadan adunka ayaa magac ku yelanay yaa garsiyay herkas manta wa k'naan caay ma u qurna marka hadi somali nahay qabil wax mano tarauo kaliya an firino danaha wadan kena iyo sharaftis
nihaa - 2010-04-04 12:16:27 aniga waxa la yabay dadkan micno la,anta isaga hadlayo abayo codkosa isaga yaqan waxa u ku qabanayo lakin adiga hadi qumantahay webkan maxa ka so dontay ma adid webabka wacdiga iyo quranka wax isku shegid ma xuma lakin mawduca tagan haka bixin haday sida tahay na aad webabka ku diray
Abu.shuceyb - 2010-04-04 15:26:57 @ Abu yacqub, walaalkeyga muslinka ahoow somalidii iyo muslinkii maanta waxa la daba dhigay gaal howshiis iyo sheydaan shaqadiis,bal ninkaan heesaya wey wada rabaan mujahidiintana ma rabaan.ilaahow u kaalmey somalida oo dhibka ka saar
abu yaab - 2010-04-04 18:35:42 abu hebel ayaa diin laga dhigtay nimankaan waxey soo wadaan iyo wabiga yaa weyn waaba aragnay in eey dadka qabriyada ka faagaan hees mala dhageysan karo doolad mala noqon karo figrad lama dhiiban karo iyo waa leyskala soo tagay mardhow malaha waxey dhihi doonaan naag dhali karto malaha maxaa yeelay wax walba oo nolasha lala xiriirsho ama lala kulmo wey maamnuuceen maxaa kaloo u haray? k'naan waxun muusan ku heysin waa kicin ama toosin heesahiisa waxeyna ka turjamaayaan soomaaliya iyo meesha aan naalo/aalno iyo dhibka umadeena heysto heestaan waxey ka waa albumkiisa ugu dambeeyay "dreamer" waxa uu ka hadlaya in dhibka aduunka dhan ka dhacayo xataa amerika new york xitaa kandahaar afghan dhibka soomaliya kaga horeysay walina rajo ayuu noo muujiyay waxaa nahay riyo aan ku taameyno in aan dhibka ka baxno somalia albumka ka horeyay muxuu ka dhahay dhibka umadeena heysto "soobax"dadki waa dhintee nagala soobax dhiigi waa batee nagala soobax anigana hada shabaab waa nacnee lagala soobax kkkkkkkkkkkk
Ayuub - 2010-04-04 20:02:38 salan dhaman dhiig isku yeela dhamaan somali dhuglayey k nan ka somaliyed waxuu dhahy calanka kor uqad sasiib xumo anagi uu nagu dhahay waan maqli wenay adunka oo dhan ayaa hadalkisa macaan maqley kaadib na kor uqaday calankoda qabuura fagow idaa k nan soamli calabt dinta an ka kenay xata wey hesaan hadii ey heli laheyeen janiska mnta somali ssomaarey wey sajudilahayeen ismgaaraasho dhantay idaya k nan doqontii dadkeda laysay idaa k nan duligii dadkaiisa dolar ku badashay idaa knan doqontii calan kale subsatay idaa k nan wasalama caleykum
ayuub - 2010-04-04 20:52:35 waaaw k'naan nin way sxb wax walba sameey si aad sharaftaada kor ugu qaadi heestan kaliged shan nooc ayaa maray sxb keep it man
faarax - 2010-04-05 05:08:53 Walaalayaal K'naan ma runbaa inuu ka heesayo furitaanka koobka adduunka bal ila eeg webka Fifa kuma jiro liiska fanaaniinta lagu marti qaaday, waxey igu noqotay naxdin bal hadaan qaldanahayna i soo saxa walaalayaal halkan ka eega http://www.fifa.com/worldcup/organisation/concert/artists/index.html
hargaysaawi - 2010-04-05 07:38:02 knaan waa astaanta kaliya ee somaalii dadka ku abtirsadoo dhami leyihiiin marka dadka qabyaaladu dishay waa inay dhaafaan xumaanta qaar ayaa waxay ugu cadhoodeen muxuu hargaysa u tagay ee uu boosaaso u tagi waayaya iska nafisa reer malaay dabato sxbyaal
ceelsdeer boy - 2010-04-05 16:39:45 Viva keynaan xidiga somalia ee qarniga cusub ka cabso waa halyaay wadani ah af lagaadaduna amaan bey u tahay..
Saeed - 2010-04-06 03:02:27 abu-yacquub iyo abu-shuceyb..Diinda Alle SW ayaa iskaleh, waana naxariis iyo nasteexo uu alle u madiisa ku banaystay, ee ma'ahan dhib iyo xumaanto. Jihaad Somaliya kamajiro, ee waxaa lasku tagaalayaho waa xukun iyo aduunyo raadis. Somalidu dhamaan waa dad Muslim ah, qof muslim ah'na kuma tilmaami gartid gaal ama sheydaan! K'naan waa Somaali, waa Muslim, waana loo duceynkaraa.
zamzam - 2010-04-06 13:12:47 nice
kenan jecle - 2010-04-18 13:17:32 aad iyo aad ayaan uga helay fanaankan soomaaliyeed heesihiisa kan oo muujiyey awooda soomaalida waayo isaga oo dal qalaadeed jooga ayuu heesahaas tiriyay ad ayaan ugu hanbalyaynayaa kenan
zaaid - 2010-06-26 00:56:24 marka ugu horeyso waxaan salaamayaa wepka jilaa marka xiga waxaan wepka weydiinayaa halka uu kasoo baxo
zaaid - 2010-06-26 01:59:21 gabadh magaceedu layidhaahdo shamso waxaan jecelahay in ay ila soo xidhiidho taas ayaan kacodsanayaa
zaaid - 2010-06-26 02:01:27 sucdi waan kusalaamay abaayo macnto
zaaid - 2010-06-26 02:04:25 fadlan igala soo xidhiidh face book and hotmail>(mcxsaaid@hotmail.com) (engorg20@gmail.com)( ilovezaaid@email.com)

Please! Login or Register