Jilaaga weyn Shah Rukh Khan oo CNN wareysi siiyay.
gabar\x.jadiid - 2010-04-08 20:12:34 waaaaaaaw Jilaa.com 4 ever thanks and love u wllhi he is my best S.R.K waan tagera aad iyo aad waad mahadsantihiin 1000 jeer
khalid - 2010-04-09 10:39:05 ninkan waa showesta is nacay ma jeclinmana taagero is stupid guy
sabrina - 2010-04-09 11:53:55 shahrukhan waan taageransanahay waana aktarka bollywood
sabrina - 2010-04-09 12:00:25 shahrukhan waa caadi ma ahaan asiga wuxuu dhaaya in asiga muslim uu yahey laakiin sax ma ahaan beceuse aiga naagtiisa xijaab ma wadoto iyo filmo xun uu asiga sameeyaa aniga xattaa maa jacloo
napil yare - 2010-04-09 12:02:02 looooooooooolx ninkan caadi mahan dumarka hindiya iska daaye xitaa kuweeni aya laga celin layahay
imisa shahrukhan ban jeclahay dhaheyso arkay
shahrukhaan waa actor lkn waa laga sitaa cml
looooooooooooolz
ee yanan les nabin
Gabar/x.jadiid - 2010-04-09 17:14:13 Napil Yare horta qalad in la iska fahmaa ma wanagsana bro ee ani iyo intii igu fikir ah waxaan nahay tageero not inaan jecelahay S.R.K tageero iyo jeceel yeysan iskaga kaa qaldamin kkkkkkkkkkkkkkk
VIVA JILAA.COM 4 EVER
khaali - 2010-04-10 12:49:50 sahrukhan big star waaye laakiin wuxuu shaagaa inuyahey muslim lacag aduun wuu haystaa muku aadikara xaj sadoqo ma bixinkaraa ileen wuxu ka shaqeejaa filimaanta xunxun