HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
9329
Taariikhda Jilaa ee Aftab Shivdasani
idiley - 2010-05-16 01:49:32 waa jeclahay aftab, waliba waxaa u rajeynaa inuu helo jaceylkisa uu guursado waa qof jaceyl wax ka yaqana iyada nasiib leh tii hesho aftab
saadaq - 2010-05-16 02:45:58 aftab waa nin degan hada ku dhoola cadeeyo aflaamta waa ninka kaliya ee filimaanta si degan u jilo laakiin bollywoodka waa arki waayeen ninkaan asaga wuu u qalmaa best actor in uu mar ama labo qaado
simran - 2010-05-16 05:41:03 somali always they suport india people but why the don look like india even me am suport long time og becouse that time am young may be every one that why the but right now am not suport even sharukhaan becouse i see india people the don like somali people the hate so why am so support just now am support black people beyonce and the game and athar people like that
falis - 2010-05-16 10:02:21 waaaaaaw waaaaaaaaw waaaaaaaaaw aftaab waa dagan yahay si jirta ayuuna jilay afartii sano lakiin waxaa calool xanuun leh markuu ka soo gaari wayay meedkii walaalkeeeeeeed sorry caadi ma ahan
ibra_nl - 2010-05-16 11:34:30 aftab waa jila dagan sida horay lo shegay qaab jilinkisana wa ficanyahay sida ey ila tahay aniga filimadisa u ka baxsaday waxa ka mid ah Awara Paagal Deewana uu jecelkisa dartis maal aduunyo uga taga luulkana u ku wareja akshay kumar
salmaan - 2010-05-16 13:57:13 asc asxabta waa idin salaamay hadaad dhehediin aftab waa jilaa jiro aniga aftaab live ayaa u arkay marar badan waana jilaa lakaaliya u ah filimada waliigana hal filim ayaa loo calee ma saray kaas oo aah 4 sano asxaabta ama bahda yaana aftab la xayees siinin mumbai waxaana loogu yaanaa 3 fes ama 3 muqaal oo filimada kuma dheerado oo waa kaaliye cml waxaana rawaa octor waligii aan la kaaliye noqon hindia waa kee kaas waa ajey devgan kaas cml haa waa mid shidan
shaakir - 2010-05-16 14:19:44 ww waa tarikh wcaan wana aktar iska qaboob lakain waxan urajaynaa in oo sifican u shidmo sida aktarada qarkood oona shashda kamooqdo!!1
hodan - 2010-05-16 15:38:16 aftaab waa atoore aad jaceelka wax uga yaqaana waliba soo jiidasho leh good luck aftab
nikii yare - 2010-05-18 03:44:16 aftab aftab baku haysan muxuyahay wa hedhe miyina arag ninka jacaylka sharuu u ku warae jiyay miyina arag ninka mar ku filinka dhigayo atarishoyinka odhan ay kadaba cararan wakina ninkas akaladee ar jun rampal maraka aftab wuxu yahay baba iskayar aniga hadi lai oran laha gorof kadib ya duranay sa amadi ban oran laha marka waxba hano xayasini na wixi aftab tagero odhan wa culaqyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
joseph - 2010-05-18 16:58:45 waryaada aftaab aniga iyo asaga sadex guri aa no dhexeeso cml gurt wala xafad la yiraahdo ayaan wada daganahay
yaska - 2010-05-19 14:08:58 aftab waa jiraa waa aktar qaali ah idkuna jilaa .com waad mahadsantihiin waxaad soo qortaan tariikhda sunjay dutt byyyyyyyyy
Ayaanle dalmar - 2010-10-08 04:16:48 aftab waa actorka kaliya ku dareen sii kara wuxuu yahay jaceyl marka anaga hadaan nahay somaali dad badan ayaa taakeera oo aniga ugo horeeyo mar dhow wuu hali doonaa filmfare award i hoop so nasiib wacan aftab
manbuuq - 2011-01-14 07:48:00 aftaab yarka sanadkaa

Please! Login or Register