shaakir - 2010-10-12 07:48:29 woww waa arin yaab leh hadooba is ke keenay inta atariisho aan tageero laakin wxaana layabanahy karishma waba tan ee wali catada ah maxy u keeni waysay filim?walahseeda iyo rani mukhreji waa cayileen walee intii bollywood ugu shidneed oo halmar iskugu keenay wlaahi thanks salu alot and jilaa team we care u!!
celdheer boy - 2010-10-12 11:18:33 salaaam nin culus iga dheh muxuu maal isku keenay midba tankale ayeey ka darantahay halxabana kuma laha salaamn waxaa n nacay maruu katrina katagay waa doqon laakiin hadiiiba uu dad dhiban u gargaaraa waa ceyntaa weli...
maxamed - 2010-10-12 16:18:41 kkkkkkkkkkkkk war ninkaan waan kaqiiilshay naagaha way kadabo dhaceen bollywoodka ninka ugu shidan inuu yahay maran makataagno markaan ee waa in lagu dabo saftaa salman khan u are best of acter in bollywood
Boote - 2010-10-12 20:23:01 Waaw ha'iloowin in boqorka reer khan oo isagu keenay hal xaflad atariishooyinkaas kuwo kabdan xafladii om shanti om sxibka fariintaan qorayow ninkaasna waa boqorka salman khan asigaa boqor looyahay wax oonan king of bollywod sameyn masameyn karyo
Muhand cali - 2010-10-12 20:54:41 Intaas kuwo kabadan kanacaansan waxaa hal munaasabad isagu keenay king khan om shanti om taarikhda yaanan beenlagasheegin hadaad ilowdane xusuusnaaw qoraayow
nuunow - 2010-10-13 05:44:53 wax baa kaa qaldan waxaad kala saartaa film iyo xaflad caalami ah mida kale shah wuu isku keenay waa hal hees halkaana waa show caalami ah oo dhaqaalaha fil laga hello kabadan ay kasoo baxayso
ayaan - 2010-10-13 06:00:41 yaa waaye boqorka uu sheegaayo midkaan naagta ah ee dhareerka iyo diifka daadsho markuu filimaanta dhigaayo somahan?
boqorka waa amiir khan hadii aadan ohray u aqoon hada baro mida kale salman waa nin weyn ee soogar marka hore
kadar cade - 2010-10-13 08:40:35 cadi ma ahan salman wa nin can ah nin cayana wa nin
jirin o wali dambeya salman sidas a lagaraba
cabaaye - 2010-10-13 12:31:49 ilaa iyo hada hindia ma heestaan qof leh dhexda karishma kapoor poo kale ayadaa u dhex yar wali rani iyo biriitii calool ayeey yeesheen kakakak pryanka iyo katrina ayakana waa la qadan karaa iyo kareena looool
Boote - 2010-10-13 18:13:02 Ayaan aan kusheego rer khan boqorkoda waa king khan sida magaciisa kamuuqata waahadii aad waxkataqaano bollywood dhareerka aadsheegaysidna ninbaa laguyaqaanaa actarada ha'iskuqaldin waa balwaan
Muhanad cali - 2010-10-13 18:26:09 Boote waa runtaa salman waa actor aan qaadin best actor abid aamirna lawajeerloo qaaday king khan waxbadan ayuuqaaday waa king of bollywood waana kahit badanyahay
Najmo - 2010-10-13 18:32:04 Sax waaka hit badanyahay xaga filimada waan kabilado badanyahay laakin lawadoodalee maahan waa bollywood dhan ayuu hogaamiyaa waxaan kahadleyno waa xaflad
salman bhai - 2010-10-13 19:36:06 salman khan the roct star , king of bollywood , waa laga yaaban yahay nin actar ah oo awoodaan sameeyo waa la waayay , katrina iyo kareena iyo priyanka bibasha , pritey rani ,kuli waxeey isku heesteen no 1 bollywoodka , laakin ka warama ninkii intaas oo dhan isku wada keenay hal meel one stage waliba sawiro kale ayaa jiro oo qosolkooda aad u muujina , i just say no one can say no to salman khan ninka aanan cabsan . dabangg micnaheeda hadaad taqaanaan waa ma cabsade dadweynwe , dadkana waxeey dhahaan salman bhai oo micnaheedu tahay walaal salman
Deeqo srk - 2010-10-13 20:41:18 Waakaxumahay hadii iskahadal loohadlayo salman khan daqiiqad manaqan karo king of bollywood waa actor comic ah waligisna manaqan best actor hrithik oo daraad sobaxay ayaa 4best actor maraya srk iskwadhaaf
Hussein Ahmed Hassan - 2010-10-14 12:32:34 wa human being ee maaha being human
fccaanka - 2010-10-16 14:08:58 salmaan waa wiil jecel inuu nagaha hadba tuu jeclaado helo salman u re shabeel nagood real
black - 2010-10-16 18:41:04 i love you rani wey kacsantahay xabadaas 4evar
Sami Salman - 2010-10-18 05:45:38 woooooooooooooooooooow salman khan viva actor in Bllywood dad badan aya actarinta isku qaldaya marka waxa dhihi laha marka hora hadalka intadan qorina ka fiirsada tnxxxxxxx olot jilaaaaa
salmaan cadde - 2010-12-12 02:07:25 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk samia salman waad salman tahay salaan ka dib waxaa tahay qof wax garad ah wana runta dad waxa jira isku qaldaayo aktarada lkn wax xaqiiq ah in salman uu yahay actar wanagasan dhaman tageerayaasha salman waxa ugu hanbalyenaya in uu yahay salman khan nin uga caansan hindiya taariiqda inta la xusayo waayo markasta asiga aya laga hadal haaya hindiya dhaman teena wa uduceenaa salman in uu guurkiisa u soo dag dago insha allaah