HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
3800
Saaxiibtinimada Aishwarya iyo Hrithik ma u darantahay Abhishek ?
suusan - 2010-10-27 05:32:21 waalama seeraa lkn saan looma maseero nacas yahow maxaad doonee naagaat latumado naagtaan waalaqabaa he kaqaleey mise waxaat doonee in laguu furo walee nin kaqabo waa nin culus eegaqaleey
maxamed - 2010-10-27 05:56:12 war tan waligeed ayaa lalatuman jiray hada ugu ma horeyso salman khan aa soo tuuray
sundus - 2010-10-27 09:53:41 ok ma,ahan in oo kaxanaaqo abeshek maxaa yeelay asigaa guursaday gabar atariisho ah waana shaqadeeda in ay film lajisho abuutariika_K@ halacaawiyo gabar lasaaxibto ayuu rabaa inoo kafiirsado ayee ahayd sida shahrukh oo kale
fabregaas - 2010-10-27 12:36:49 war sxb wax maseer ah majiraan wayo hadii lamaseraayo guriga aya liska jokilahaay ee
Hi ho - 2010-10-27 20:58:05 war hiritik le so u xun yahay aya arkay kkkk dhadhanka ta was dheh kaas aya waxa la dhaha aktar qatar waye shitt. @jilaa idinka se rabtiin sawirka kowaad oo ad ku hos qrten hiritik iyo aishwarya oo samenayo filinka guzaarish sawirkaas wa dhoom 2 ee naga daya camal abaahyal
odey cbdule - 2010-10-28 06:39:04 tani waxa la dhahaaa haba dhibatee dareq mas dhigee yhu yahu halagtuumo

Please! Login or Register