Boss - 2011-02-25 06:30:47 Dil To Pagal Hai = SRK maxaa loo calaameeyn waayay kkk lol The King Khan hada isgoorla asagaa ku haayo Dlip Kumar flinkiisa eey aa cunay kkk
Cade - 2011-02-25 06:47:34 Waaw jilaa cadi matihiin tageero aan cadi ahayn ayaad uhaysaan maxaad amir ama hrithik u calaamayn wayseen any way by.
naciima - 2011-02-25 09:42:30 been badan jilaa away salaman khan mase maba qadankoop jilaa madinak koopka bixinayay
kadafi - 2011-02-25 18:39:03 sxb wey kaa qaldantahy jilaa shahrukhan my name is khan waxuu ahaa 2010 ki sidee oo kunoqanayaa hadeer 2011 jilaa waxaa rabtiin maano sheegeysiin
nani - 2011-02-26 05:36:28 ar jilaa brrn badanaa aaway akshay kumar kkkkkkkkkkkkk jilaa dadku ma hurdaan inbadan ayaa dhex jogta india adiga kaa waroon la soco shiikhow
maxamed giindhe - 2011-02-26 15:31:22 aqiyaarta jilaa wax hakasheegina waayo waxa uu qadarinaa macaamishiisa aniga aya kacodsaday in nalooso gudbiyo wayna nosoo gubiyeen marka xaqiiqda ayuuu kahadlaa jilaa.com thanks
xasan - 2011-02-26 18:07:43 salaan all salaan kadib jilaa se cml hee waxaad rabteen lee miyaa so qoreysaan mise reer baadiye ayaad la modaan o aan waxba aqrin inta adinka rabteen lee miyaa so qoreysaan anagaba google waan ka raadin karnaa lakin waxaan ku aragnay iyo waxaad so qoreysaan shaqo iskuma laho walaahi amiir khan akshay kumar ajey devgan iyo rag kale o badan ayaa ka tagteen aniga hada waan radiyay away filimada amir khan oo kala ah Ghajini Dil Chahta Hai Ghulam
fabregaas - 2011-02-28 07:11:27 war sahrukhan wax uu yaqano mabaleh ee actorada wa actorka ciyalka xafada ee bollywod wax qiimen ah mabayaqanaa wayo dhanka hollywood waxa lesku shiyaa filmada action ama siyadaha ama qisa macaan war kan wuxu yaqano mabaleh ee akhtatada wax ku fica wa ajay akshay amiir sanjay dut