HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2562
Jennifer Lopez oo noqotay Haweeneyda ugu quruxda badan Dunida
boqorka - 2011-04-15 14:29:46 wlhi tan horto waxba qurux maheeyso run ahaantii waxaa jira haween fara badan oo iyada ka quruxbadan waayow iyada waxeey galeysaa kaalinta 5 camal
jigjigaawi - 2011-04-15 18:57:50 hadii ay qurux saan tahay qurux wax la dhoho maba jirto waayo boqol ka qurux badan ayaa jiro shit
Boote - 2011-04-16 07:06:06 Dadoow adunka ma'ugu quruxbadno qoftan waa wargeyg codbixintiisa kaliya akhristayaashisa kaliya ucodeeyen wax weyn maaha
boote - 2011-04-16 08:52:33 xabadan inee fildarantahay oy habarta tahay waa lawada ogayahay waa un taageerayaasheeda ucodeeyeen jilaana kumaqaldana wargeys ayaa kasoo xegtay kuyiri
Haruuse33 - 2011-04-16 09:44:24 Waawareey war umadaan arka maba laka xishoonaayo ma naagtay ayaa dunida ugu qurux badan tan hadeey qurxoon tahay yaa foolxumo ah marka
ana - 2011-04-16 15:16:35 tanwaa gabadh somali aad bey u quruxdahay maxaa yeelay aabaheed ayaa ahaa yuhuudii ku noolaa dalkeena kkkkkkkkkkkkkkkkk
l - 2011-04-18 06:33:05 i love j lo waa gawadha ugu jeclahay fananita maraykanka ee ku heesaha R&B ga j lo hadii dheel la dhaho fanaanad isku bareyjen karto malahn ilaa iyo hada maka raja dhigiun hollywoodka jinefa ii noolaw i love you so much
juan paplo - 2011-04-22 12:42:38 ar qurux aaaa ar qurux hala aaso god halagu rido hadayba tan qurux leedahay war maan wadeeynaa walalkeyoooooow

Please! Login or Register