HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2216
Preity Zinta oo dhib kala kulantay ciidamada amniga India.
abdifatah akhdar - 2011-04-19 23:56:24 been badanaa war xitaa maydaan shegin garoonka teeda kale yaa aqoonsanaaya qof Bollywood kashaqeeya hadayna ahayn Hollywood anba NBA OR NFL beenaale jilaa
Santeeno - 2011-04-20 07:32:16 Kkkjk xishodki wa lagategay wax lashego malawayay
Muhanad cali - 2011-04-20 08:08:26 Kan halegala soxariiro shekan idin hayaa shahrukhkhan010@hotmail.com
xaqa udoode - 2011-04-20 08:25:34 waa ciidamo fiican waayo waa inay simaan qofka taajirka ah iyo ka fiqiirka laba duba waa muwaadiniin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Samatar yare - 2011-04-20 13:18:31 Jilaa markii horeba waxaa so qori jirteen wararka shahrukh khan marka waxa u maleyn ineey imika idinka so idlaatay marka waxa sameesan wiilkaa idiin so qoray emailka la xariira laga yaabe macluumaad fara badan ini idiin haayo waaayo waxaad ka dhamaan laŽdihin hebel murqihiisa fiiriya heblaayo sharad ayee heshay,, bal dib isugu laabto mise in la aqristo webkaan maba moodaan ,,, wsc
shiidle - 2011-04-21 05:40:37 arsoomaalida meel lagu moodaayo mala qabiilaqbiil wey wadaan dagaalne wey wadaan hadane murun oo afka ayey wadaan waa doqonyaal waayo jilaa wax soo saartay maaha wax jeebkeeda kakeento waa wargeys kasoo baxa dalka india aryaa u sheegaa aqlilaawayaasha somaalida uf
Shaakirson - 2011-04-23 17:09:52 samatar yare waad iga qoslisay walaahi my sxb usheg sxb kuwaan waxa ay sheegaan ayee waayeen markaan waayo pirty hadayba leeyihiin aqoonsi aa lagu qabsaday barina sheekh shariif aa moqdisho asago baabur kuwato leesin lawaydiiyayna wakasugeena loooooooooz kkkk war ordaha wiilka emelkisa idin soo qoray laxiriira isaga shaaaruukag idin siinayo informiton kisee wax kale mahaysan
ahmed yare - 2011-04-24 01:00:38 walaalayaal ma fiicna in aad wax ka sheegtiin dad idiin ogaalaaday in aad fikirkiina ku darsataan webkooda marka waxa fikirikiina ah ku darsada oo wanaagsan walaalayaal
shankaroooooooooon - 2011-04-25 14:40:26 soomalidan shaqo la,an aa heso walahi hadi waxada ku madadasheen niila kenay dhib ma qabtaan hadi adan rabina why uso galesin teda kale ya idinku qasabay webka o aqriya idin dhahay hadi idin anfacenin wax mesha ku qoran iskaga taga nooh why dad u aflagadeyneysaan uf somaliyo waxad ugu heshin la dihiin aad qabtiin u better say thank you, website ma u fuyreen dad san eh aniga hade taladeyda ahan laheed, jilaa keep up u doing good waana idin tagereynaa dadka qaar wax magaratada hadalkoda ha firinine thanks for the news
xasankeeyt@hotmail.com - 2011-04-26 13:11:27 walhi waa yaab maxawaxau idmooday ciyaar yahanada caanka ah ee layaqaano wadan kooda hada kahor ayaa ciyaar yahaynka falak jar ee man chestae u ciyaaro laway dii yay kareena kaboor mataqaanaa mar kaasuu yiri magalo magaceeda miyaa ladhaa kareena

Please! Login or Register