HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2415
Abdifatah Yare oo Nuur Calaa Nuur Video usoo saaray.
oday dhoore - 2011-04-29 04:52:31 cumar dhuule iyo ninkaan isuma soo dhowa ee fikradaas ka laabta waad ku qaldan teen ninkaan wax uu ku haayo meesha malahan maryahaaga ka guro sxb xumaanna igama ahee fanaan nimo kuma qurxoona ninkaan cod fan lagu noqdana malahan jaaaaaaaaaaaaaw sxb
madaale - 2011-04-29 07:12:34 waaw fanaan weyn iga dheh, oday dhoore sxb figraada kahadal laakiin shaqsiyada qofka hafara gashan taas ceeb ayeey kugu tahay tankale fanaankaan waxaa la dhihi karaa midka sandkaan ugu shidan dhanka raga waa one sida aan aamin sanahay soo barbaar ayan ku leeyahay fitaah yare..
alaf - 2011-04-29 13:05:22 yageezaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
shankaroon - 2011-04-29 14:47:38 wwwwwwwwwwwwww caadi ma ahan nice voice keep it up
nax'ed - 2011-04-29 14:51:47 kkkkkkkkkkkk sxb waxaan u maleena inaad markaan noqoten burcad faneed wayo cumar wuxuu aha nin aan cadi eheen marka ha isku barbar dhigina tankale ninkaan waa nin cod ficaan lkn ma noqon karo cumar nin kaan dhahayo soo barbar waxaan u maleena inu yahaay reer baladweyne sxb mesha ma ahaan meshi aad ogeed by
Abdinasir - 2011-04-30 01:21:29 Abdifatah yare qofkii yaqaan ayaa yaqaan, aan idin baro waa fanaanka 1aad ee dhalinyarada ah. waxaa la dhahaa wuxuu u cod egyahay Cumar Dhuule balse aniga waxaan oron lahaa wuxuu uugasii dhowyahay Tubeec, si kastaba ha ahaatee run ahaantii Abdi fatah yare wuxuu leeyahay cod aad u macaan, qofkii raba inuu ka hadlo waxaan jeclaan lahaa inuu dhagaysto heesaha fanaankaan da'da yar isagoo ka heli kara meelo kala duwan sida youtube-ka. Mida kale waxaa fiican dhaqanka xaasid nimada ah inaa iska dhaafno oo qofkii ilaahay codsiisay aan ku taageerno.
hubsade - 2011-04-30 09:56:17 qof kii wax keenaba aan ku raacno haba xumaadeene. yaan laga hor imaan hadii kale waxaa dhacaysa in qof wax isku dayaba lawaayo
qorontoooo - 2011-04-30 12:20:57 waa salaamantihiin dhamaan dadka ku xiran jilaa.com mida kale fanaankaan wuu cod mcnyhay kaakiin uma dhigmo cumar dhuule i iyo mxmed suleebaanba eewaxaan dhihi lahaa soo barbaar
jilaa.com - 2011-05-02 13:02:37 kkkkkkkkkkkkk ninkaan wax uu meesha ku hayo ma jirto ninkaan yaan la lumin hada ga gaaris ayuu leeyahay fanka ha isga fariisto sxb igama ahan xaasid nimo lkn waa iga talo taas ayaa kuu wanaaksan maxaa yeelay fanka wax ka keeni meysid isku day inaat codkaaga dib u dhageysato ma filaayo codkaaga inuu adiga xitaa ku qancin doona sidaas awgeed ka tasho meesha kkkkkkkkkkkkkkkk dadka ninkaan dhuminaayow adinkana runta u sheegay ninkaan inuu wax ku heynin meesha kkkkkkkkkkkkkkkkkk
muhanad - 2011-05-02 13:05:52 intey goori goor tahay ka day dayo mehrad kale
najma - 2011-05-27 00:33:44 i love this song its very touchy and make u love more and more

Please! Login or Register